Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed C/raxman (Maleele} Dhageysi wanaagsan.
September 23, 2020
-
WARARKA MAANTA
Qaramada midoobay oo soo dhaweysay ansixinta Ra’iisul-wasaaraha cusub ee dalka
by Admin September 23, 2020War qoraal ah oo lagu daabacay bogga xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa lagu caddeeyay in Qaramada Midoobay ay soo dhaweymeyso, isla markaana ay hambalyo u dirayso Ra’iisul Wasaaraha cusub…
-
WARARKA MAANTA
Ra’iisul Wasaare Rooble Oo Shaaciyay Waxyaabaha Uu Qaban Doono
by Admin September 23, 2020Ra’iisul Wasaaraha Cusub ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo Maanta la ansixiyay ayaa ka hadlay waxyaabaha uu doonayo inuu qabto inta uu xilka haayo. Ra’iisul Wasaare Maxamed Rooble…
-
WARARKA MAANTA
Madaxweynaha Puntland Oo Gaaray Magaalada Baydhabo iyo Akhriso Ujeedka Safarkiisa
by Admin September 23, 2020Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo oo maalmihii lasoo dhaafay ku sugnaa Muqdisho ayaa gaaray Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay. Madaxweyne Saciid Deni iyo…
-
WARARKA MAANTA
Madaxweyne Farmaajo: Waxaan keenay Raysal wasaare waayo-arag ah oo waddaniyaddiisu ay sarreyso
by Admin September 23, 2020Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa uga mahad celiyey Xildhibaannada Golaha Shacabka kalsooni-siinta iyo ansixita Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo uu xilka u magacaabay 17-kii bishan.…
-
Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan
-
Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Idaacada Warsan oo aqrineyso Shukri Ismaaciil Axmed (Bidhaan)
-
WARARKA MAANTA
DHAGEYSO:-DOOD KU SAABSAN CADAALADA GAAR AHAAN HAWEENKA IYO XAQUUQDOODA
by Warsan Radio September 23, 2020Doodiina Maanta waxey ku saabsaneed Cadaalada gaar ahaan Haweenka iyo Xuquuqdooda sida ay tahay xiligaan Khilaafadka badan ee dhexmar qoysaska iyo waqtigaan oo weli koronavirus dalka ka jira. Hoos ka…
-
WARARKA MAANTA
Golaha Shacabka oo maanta codka kalsoonida siiyay Raisal Wasaare Eng Maxamed Xuseen Rooble
by Admin September 23, 2020Xubnaha Golaha Baarlamaanka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa u codeeyay R/Wasaaraha cusub ee Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo manta hortagay Golahaasi. Munaasabadda Codeynta oo ka dhacday arunta Villa Hargeysa,waxaa…
-
WARARKA MAANTA
Qarax Khasaaro geestay oo goordhaw ka dhacay Suuq kuyaala Degmada Afgooye
by Admin September 23, 2020Wararka ka imaanaya degmada Afgooye ee gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in goordhaw qarax miino uu ka dhacay Suuqa lagu iibiyo xoolaha ee kuyaala Degmada Afgooye. Goobjoogayaal ayaa ku waramay…

