Dhageyso Baraamij gaar ah oo looga hadlaayo Sida loo kordhin lahaa aqoonta Beeraha iyo Habka fiican ee wax loo beerto Barnaamijka waxaa si wadajir ah u soo diyaariye Hayada Cuntada iyo Beeraha Uqaabelsan qaramada Midoowe ee FAO iyo Idaacadeena
September 2020
-
WARARKA MAANTA
Sii hayaha wasiirka shaqada oo kormeeray sida shacabka Bakool uga faa’iidaysanayaan barnaamijak Baxnaano
by Admin September 21, 2020Sii hayaha wasiirka shaqada iyo arrimaha bulshada ee xukumadda federalka Soomaaliya Sadiiq Xirsi Warfaa ayaa maanta kormeer ku tagaya degmada Xudur ee Gobolka Bakool isagoo u kuurgalaya sida halkaasi uu…
-
WARARKA MAANTA
Beesha caalamka oo ka aamusan heshiiskii Muqdisho lagu gaaray
by Admin September 21, 2020Beesha caaalamka ayaa weli ka aamusan heshiiskii dhameystirka hannaanka doorashada ee dhawaan ay Muqdisho ku gaareen dowladda federalka Soomaaliya iyo dowladdaha xubnaha ka ah. Inkastoo beesha caalamku taageersanayd dib u…
-
WARARKA MAANTA
Qaramada Midoobay oo taageero Cusub u balan qaaday Soomaaliya
by Admin September 21, 2020Wakiilka Xoghayaha Guud ee QM ee Soomaaliya, James Swan, ayaa maanta kulan dhinacyo badan taabanaya la yeeshay Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, General Cabdi Xassan Maxamed. Kulanka ayaa Arimaha uga wada…
-
Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa hoyga uu ka degan yahay Muqdisho kula kulmay Gudoomiyaha golaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi. Kulankaan ayaa looga hadlaayay xaaladda Siyaasadeed…
-
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
-
Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan
-
WARARKA MAANTA
Waqtiga Ra’iisul Wasaaraha Magacaaban la horgeynayo Golaha Shacabka oo la shaaciyay
by Admin September 20, 2020Ra’iisul Wasaaraha magacaaban ee soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa la filayaa in Maalinta Isniinta oo Berri la horgeeyay Xildhibaannada Golaha Shacabka si ay kalsoonida u siiyaan ama u diidaan. Ra’iisul…
-
WARARKA MAANTA
Hay’adda Culimada Soomaaliyeed oo ku baaqday in lala dagaalamayo dhaqanada Diinta ka soo horjeedo
by Admin September 20, 2020Shir ay magaalada Muqdisho ku yeesheen Culimada, Qeybaha Bulshada iyo Hay’adaha Dowladda ayaa lagu falanqeeyay xaaladaha la xariira anshax xumada isa soo taraysa iyo mukhadaraat ama Maandooriyaha dalka ugu sii…
-
WARARKA MAANTA
Heshiis is-afgarad iyo wadashaqaynta dhax martay Wasaarada Caddaaladda KGS iyo Barnaamijka Balaarinta Adeega Marin U Helida Cadaaladda
by Admin September 20, 2020Maanta waxaa is-afgarad wadashaqayneed gaadhay Wasaaradda Caddaaladda Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya iyo Barnaamijka Balaadhinta Adeega Marin U Helida Cadaaladda. Iyadoo la tixraacayo is-afgaradka la kala saxeexday, Barnaamijka balaadhinta…

