Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed C/raxman (Maleele} Dhageysi wanaagsan
November 2020
-
Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan
-
Hoos ka dhageyso Warka Galab ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Maxmed C/raxman Cabdulle (Maleele)
-
WARARKA MAANTA
LAFTA-GAREEN AYAA KA QEYB GALAY MUNAASABADAN LAGU DHAARINAYEY GUDOOMIYAHA CUSUB GOBOLKA SHABEELAHA HOOSE.(SAWIRRO)
by Admin November 18, 2020Munaasabadan kooban ee lagu qabtay Xarunta Madaxtooyada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ee Magaalada Baydhabo ayaa ahayd mid lagu Dhaarinayey Gudoomiyaha Cusub ee Maamulka Gobolka Shabeelaha Hoose Cabduqaadir Shekh Maxamed Nuur…
-
WARARKA MAANTA
Abiy oo shaaciyey caqabad ciidamadiisa ka heysata inay gudaha u galaan caasimada Tigray
by Admin November 18, 2020Ra’iisul wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Axmed ayaa maanta sheegay in ciidamada federalka ay ku dhawaadeen magaalada Maqalle ee caasimada u ah is-maamulka Tigray-ga, kadib dagaal xoog leh oo ay ciidamadu…
-
Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Idaacada Warsan oo aqrineyso Shukri Ismaaciil Axmed (Bidhaan)
-
Shariif Sheekh Axmed, Madaxweynihii hore ee Somaliya ayaa xalay hoyga uu ka degan yahay Magaalada Muqdisho ku qaabilay Madaxweynaha Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor). Gudoomiyaha Madasha Xisbiyada Qaran iyo Madaxweynaha…
-
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
-
WARARKA MAANTA
Ururka Cilmi-Baarayasha Somaliyeed (SRA) oo Cilmi-Baaris ka Sameyay Darawalada Mooto Bajaajta
by Admin November 17, 2020Hordac Bajaaj waa gaadiidka ugu caansan magaalada Muqdisho, wuxuu u shaqeeyaa sida tagaasida oo kale. Bajaaj wuxuu ka howlgalayay magaalada Muqdisho wixii ka dambeeyay 2010. Waqtigaan la joogo, waxaa lagu…
-
Hoos ka dhageyso Warka Galab ee Idaacda Warsan oo aqrinayo Khaalid Cabdi Ibraahim

