Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Maxamed C/raxman Cabdulle (Maleele)
November 2020
-
WARARKA MAANTA
Militariga Somaliya oo sheegay in gacanta lagu dhigay Saraakiil Shabaab ka tirsan
by Admin November 17, 2020Taliska Kumaandooska Danab ee ka tirsan Ciidanka Xoogga dalka ayaa ka xog waramay hawlgalo kala duwan, oo laga fuliyay Gobolada Shabellooyinka iyo Hiiraan, laguna soo qabtay Saraakiil ka tirsan Ururka…
-
WARARKA MAANTA
Madaxda Afrika oo waddo dadaalo ay ku dooneyso in lagu joojiyo dagaalka Itoobiya
by Admin November 17, 2020hoggaamiye-yaasha Geeska Afrika ayaa sidoo kale Xukuumadda Addis Ababa ka codsaday inay ogolaato hannaanka dhexdhexaadinta, si loo joojiyo dagaalka ka socda Waqooyiga Itoobiya iyo in laga hortaggo in dagaalku ku…
-
WARARKA MAANTA
Wasiirkii arimaha dibadda ee wadanka Armenia oo is casilay.
by Admin November 17, 2020Wasiirkii arimaha dibadda ee wadanka Armenia ayaa ku dhawaaqay in uu iska casilay xilkaasi. Is casilaada wasiirka ayaa waxaa bartiisa Facebook ku shaaciyay afhayeenkiisa. Is casilaada wasiirka arimaha dibadda ee…
-
WARARKA MAANTA
Xeer-Ilaaliyaha Guud Ee Qaranka “Waxaan Soodhaweynayaa Ansixinta Golaha Adeegga Garsoorka”
by Admin November 16, 2020Xeer-ilaaliyaha Guud ee Qaranka oo ka hadlaya ansixinta Golaha adeegga Garsoorka ayaa yiri “Waxaan so dhaweynayaa ansixinta maanta ee Golaha adeegga Garsoorka ee Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.…
-
WARARKA MAANTA
RW Rooble Oo Sheegay In Dowladdu Ay Xoogga Saari Doonto Tayaynta Hay’adaha Garsoorka
by Admin November 16, 2020Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo maanta kormeer shaqo ku tagey xarumaha Caddaaladda iyo Garsoorka dalka ayaa sheegay in dowladdu ay xoogga saarayso tayaynta hay’adaha Garsoorka. Ra’iisul…
-
WARARKA MAANTA
Golaha Shacabka Oo Ansixiyay Guddiga Madaxa Banaan Ee La Dagaalanka Musuqa
by Admin November 16, 2020Golaha Shacabka ayaa ansixiyay xubnaha guddiga madaxa banaan ee la dagaalanka Musuq Maasuqa, waxaana Guddigaani ay ka kooban yihiin 9 xubnood oo la dagaalami doona Musuq-maasuqa. Xildhibaanada Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka…
-
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
-
Hoos ka dhageyso Warka Galab ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Khaalid Cabdi Ibraahim
-
WARARKA MAANTA
Madaxweyne Lafta-Gareen Oo Guddoomiye Cusub U Magacaabay Gobolka Shabeelaha Hoose
by Admin November 16, 2020Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicaiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa Guddoomiye Cusub u magacaabay Maamulka Gobolka Shabeellaha Hoose, isagoo xilka qaadis ku sameeyay Guddoomiyihii hore ee Gobolka. Wareegto kasoo…

