Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Idaacada Warsan oo aqrineyso Shukri Ismaaciil Axmed (Bidhaan)
November 2020
-
Telefishinka dowladda Suuriya ayaa shaaciyay goor hore oo maanta oo Isniinta ah, geerida Waliid Al-Mucallim, Ra’iisul wasaare ku xigeenka ahna Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Qurbajoogta dawladda Syria. Wakaaladda Wararka Syria…
-
WARARKA MAANTA
Joe Biden oo la filayo inuu taariikh cusub ka sameeyo Pentagon-ka
by Admin November 16, 2020Madaxweynaha la doortay Mareykanka Joe Biden ayaa la filayaa inuu qaado tallaabo taariikhi islamarkaana uu haweeney u magacaabo inay noqoto Xoghayaha Gaashaandhigga markii ugu horreysay taariikhda. Haddii uu sidaas sameeyo,…
-
WARARKA MAANTA
Xildhibaannada Golaha shacabka oo maanta kulan ku leh Muqdisho
by Admin November 16, 2020Xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka soomaaliya ayaa maanta lagu wadaa in la horgeeyo Xubnaha Guddiga Adeegga garsoorka iyo Xubnaha Guddiga la dagaalanka Musuqmaasuqa. Guddiyadaan ayaa la doonayaa in la meel…
-
Dhageyso Barnaamijka Beeraha oo todobaadkan aan uga hadleyno la dagaalanka cayayaanka iyo cudurada ku dhaca dalagyada iyadoo aan sun la isticmalayn,Barnaamijka waxa iska kaashadey Hayada Qaramada Midoowe u qaabelsan Cunada…
-
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
-
WARARKA MAANTA
Xaflad soo dhawayn ah oo magaalada Istanbuul loogu sameeyay Madaxwayne Lafta-gareen
by Admin November 15, 2020Xaflad si wayn loo soo qabanqaabiyay oo lagu dhawaynayay madaxwaynaha maamul goboleedka KGS Cabdicasiis Xasan Muxamed Laftagareen ayaa lagu qabtay magaaalada, Istanbul ee dalka Turkiga. Munaasabaddassi waxaa soo agasimiyay jaaliyada …
-
WARARKA MAANTA
Maamulka Gobolka Banaadir Oo Soo Saaray Digniin Ku Socota Ganacsato
by Admin November 15, 2020Maamulka Gobalka Banaadir ayaa xalay Magaalada Muqdisho ka bilaabay wejiga labaad Bilic soo celinta Caasimadda, kadib markii qaar kamid ah waddooyinka ay xireen biyo farabadan oo ka hooray roobkii da’ay.…
-
WARARKA MAANTA
Wasiir Dubbe ” Dalka wuxuu soo maray waqti Odayga xildhibaanka soo xulaya dowladda soo magacaawdo
by Admin November 15, 2020Wasiirka Wasaarradda Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya Cismaan Abuukar Dubbe ayaa si adag uga jawaabay eedeyn maalmihii ugu danbeeyay dowladda uga imaneysa xubnaha mucaaradka ah gaar ahaan musharixiinta doorashada 2020-21. Wasiirka ayaa…
-
WARARKA MAANTA
Baarlamaanka Puntland Oo Ansixiyey Xeerka Isgaarsiinta Iyo Khidmadaha Puntland
by Admin November 15, 2020Golaha Wakiilada Puntland oo maanta kulankii 13-aad ee Kalfadhiga 47-aad ee oo uu shir guddoominayay guddoomiyaha golaha wakiilada Cabdirashiid Yuusuf Jibriil ayaa ansixiyey Xeerka Isgaarsiinta iyo Khidmadaha Puntland. Maalintii 3-aad…

