Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Muxidiin Xasan Maxamed (Xusni)
November 2020
-
WARARKA MAANTA
Ciidanka Jabuuti oo qalab isboorti ku wareejiyay bahda isboortiga Gobolka Hiiraan (Sawirro)
by Admin November 10, 2020Ciidamada Jabuuti ee ka mid ah AMISOM kana howlgala Hiiraan ayaa qalab isboorti oo dhameeystiran ku wareejiyay xiriirka kubbada cagta ee Gobalka Hiiraan iyo kan Degmada Beledweyne si loogu horumariyo…
-
WARARKA MAANTA
Xaliimo Yareey ‘’ Gafkii iga dhacay waan ka soo noqday Alle ayaana uga Towbad keenay
by Admin November 10, 2020Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee doorashooyinka Qaranka Xaliimo Ismaaciil [Xaliimo Yareey] ayaa si kooban uga hadashay eedeyn uga timid culimada kaddib markii been abuur ku tilmaamtay Aayada Qur’aanka ee Alle uu…
-
WARARKA MAANTA
Wasiirka Haweenka oo kulan muhiim ah la qaadatay diblomaasiyiin
by Admin November 10, 2020Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha Marwo Xaniifa Maxamed Ibraahim ayaa kulan habka muuqaalka ah oo is barasho ah la qaadatay danjirayaasha safaaradaha Midowga Yurub, Sweden, Denmark, Norway, Netherlands…
-
WARARKA MAANTA
Japan oo sanad ku dartay Howlgalkeedii la dagaalanka Burcad badeeda Somalia
by Admin November 10, 2020Xukuumada Japan ayaa go’aansatay inay kordhiso howlgalka ciidamada ee la dagaalanka burcad badeeda ee ku sugan Xeebaha Somalia. Japan ayaa u soo dirtay xeebaha Somalia Maraakiib iyo diyaarado dagaal oo…
-
WARARKA MAANTA
Xoghayihii Gaashaandhiga Mareykanka oo shaqada laga ceeriyay.
by Admin November 10, 2020Madaxweyne Donald Trump ayaa waxa uu shaqadii ka eryay Xoghayaha Gaashaandhigga Mark Esper, isagoo bartiisa Twitter-ka ku shaaciyay in sarkaalkaas sare ee Ameerikaanka ah “xilkii laga qaaday”. Christopher Miller, oo…
-
WARARKA MAANTA
Hadal jeedinta Musharaxiinta Madaxweynaha Hirshabelle oo ka bilaabanaysa Jowhar.
by Admin November 10, 2020Qaar ka mid ah musharixiinta u taagan xilka Madaxweynaha maamulka Hirshabelle iyo xigenkiisa ayaa maanta lagu wadaa in ay khudbad u jeediyaan xildhibaannada cusub ee baarlamaanka maamulkaasi. Qaban qaabada munaasabada…
-
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
-
Hoos ka dhageyso Warka Galab ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Khaalid Cabdi Ibraahim
-
Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Idaacada Warsan oo aqrinayo C/llahi Nuur Aadan (Jecelow)

