Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Idaacada Warsan oo aqrineyso Shukri Ismaaciil Axmed (Bidhaan)
November 2020
-
WARARKA MAANTA
Musharax Joe Biden oo ku guuleystay gobalada muhiimka ah ee Wisconsin & Michigan
by Admin November 5, 2020Murashaxa Xisbiga Dimuquraadiga Maraykanka Joe Biden oo hada ku horeeya tirinta cododka ayaa ku guuleystay labada gobal ee Wisconsin iyo Michigan oo kamid ahaa gobaladii uu loolanka adag ka socday.…
-
WARARKA MAANTA
Dowladda Itoobiya oo xaalad degdeg ah ku soo rogtay gobolka ismaamulka Tigray-ga
by Admin November 5, 2020Dowladda Itoobiya ayaa ku dhawaaqay xaalad degdeg ah oo lagu soo rogay gobolka Tigray ee Waqooyiga dalkaasi Itoobiya, kaddib markii Ra’iisal Wasaare Abiy Ahmed uu amray ciidanka difaaca Qaranka in…
-
WARARKA MAANTA
Qaramada Midoobe oo ku baaqday in qaab nabadeed lagu xalliyo xiisadda ka taagan Itoobiya
by Admin November 5, 2020Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobe Antonio Guterres ayaa ku baaqay in la dejiyo xiisadda ka taagan dalka Itoobiya laguna xalliyo qaab nabaeeed khilaafaadka jira. Xoghayaha ayaa sheegay inuu aad uga…
-
WARARKA MAANTA
Wasaarrada Arrrimaha Gudaha iyo Federaalka oo hambalyeeysay Guddoonka cusub ee Baarlamaanka Hirshabeelle
by Admin November 5, 2020War Qoraal ah oo ka soo baxay Wasaarrada Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Soomaaliya ayaa lagu hambalyeeyay Guddoonka cusub ee Dowlad Gobolleedka Hirshabeelle oo maanta lagu doortay magaalada Jowhar. Sidoo kale…
-
WARARKA MAANTA
Raysal Wasaare Rooble oo magacaabay guddiyada doorashooyinka heer federal
by Admin November 5, 2020Ra’iisul Wasaaraha xukuumada federalka Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay Guddiyada Doorashooyinka iyo Xallinta iyo Khilafaadka ee heer Federaal. Guddiyadan oo ka kooban 25 xubnood oo ah guddiga doorashada iyo…
-
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
-
WARARKA MAANTA
Trump oo qeylo-dhaan soo saaray xili ay weli socoto tirinta cododka!
by Admin November 4, 2020Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump oo taageerayaashiisa kula hadlay Aqalka Cad ayaa sheegtay inuu isagu guul gaaray xili ay weli socoto tirinta cododka gobalo muhiim ah. Trump oo markii hore cododka…
-
WARARKA MAANTA
Wax walbo aad ugu baahantahay Cidda qarka u saaran inuu ku guuleysto doorashada Mareykanka
by Admin November 4, 2020Tirinta codadka doorashada madaxweynaha Mareykanka ayaa weli socota, ayada oo labada musharax ay aad isugu dhow yihiin, hase yeeshee waxaa horeeya madaxweyne ku-xigeenkii hore ee Mareykanka Joe Biden. Haddii sida…
-
Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan

