Madaxweynaha Galmudug Axmed Qoorqoor ayaa magacaabay Guddiga Doorashada heer dowlad Goboleed, kaasoo ka kooban 8 xubnood, waana maamul goboleedkii 3aad ee si rasmi ah u magacaabay Guddiga doorashada heer dowlad goboleed.


Turkiga ayaa siiyay ku dhowaad 3.4 milyan oo deyn ah oo Soomaaliya ay ku leedahay Sanduuqa Caalamiga ah ee Lacagta Adduunka (IMF), iyada oo qayb ka ah dadaallada la bilaabay…
Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan
Hoos ka dhageyso Ku celis Barnaamijka Beeraha oo todobaadkan aan uga hadleyno Wanaajinta kanaalada waraabka iyo adeegsiga haboon ee biyaha iyadoo si hagaagsan loo maraaynayo Barnaamijka waxaa iska kaashadey Hayada…
Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Idaacada Warsan oo aqrineyso Shukri Ismaaciil axmed (Bidhaan)
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan
Hoos ka dhageyso Warka Galab ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Khalid Cabdi Ibraahim
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xassan Mohamed Lafta-gareen ayaa Magacaabay Guddiga Maamulka Doorashooyinka Heer Federaal ku matala Koonfur Galbeed. Xubnaha Guddiga uu Magacaabay madaxweynaha Koonfur Galbeed oo ka kooban…
Guddoomiyaha Aqalka sare Soomaaliya Cabdi Xaanshi Cabdullaahi ayaa siweyn uga soo horjeestay guddiga doorashada heer federaal oo ay dowladdu ku dhawaaqday isaga oo eedeyn u jeediyay Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Cabdi…
