Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Idaacada Warsan oo aqrinayo C/llahi Nuur Aadan (Jecelow)
December 2020
-
WARARKA MAANTA
Dalal dhowr ah oo Xayiraad dhanka Safarka ah Kusoo Rogay UK
by Admin December 21, 2020Dalal dhowr ah oo ku Yaalla Yurub ayaa mamnuucay safarrada lagu tagayo wadan UK, kabib markii la sheegay in dalkaas uu ka dilaacay nuuc cusub oo Koroona ah Feyrus ah.…
-
Weerar gantaalo ah ayaa lagu beegsaday safaaradda Mareykanka ee magaalada Baqdaad ee caasimadda dalka Ciraaq. War ka soo baxay Taliska Ciidamada ciraaq ayaa lagu sheegay in sideed gantaal lagu riday…
-
WARARKA MAANTA
Soomaaliya iyo Kenya oo ku heshiiyay in dib loo soo celiyo xiriirka diblomaasiyadeed
by Admin December 21, 2020Shir madaxeedka IGAD ee 38aad ee aan caadiga aheyn ayaa la soo gabagabeeyay, iyadoo Madaxda dalalka IGAD sida Jabuuti iyo Itoobiya ay dadaal u galeen sidii loo xalin lahaa khilaafka…
-
Hoos ka dhageyso Warka Subax ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Muxidiin Xasan Maxamed (Xusni)
-
Hoos ka Dhageyso Barnaamijka oo looga hadlaayo Barshada nafaqada wanagsan iyo badqabka Cunada,Barnaamijka maanta qaar ahan waxa kaga hadleynaa Cunada nafaqada leh,Barnaamijka aya waxa soo saartey Hayada Cunada iyo Beeraha…
-
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
-
Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan
-
Hoos ka dhageyso Warka Galab ee Idaacada Warsan oo aqrinayo C/llahi Maxamed C/raxman
-
WARARKA MAANTA
Saddex qof oo ku dhimatay qarax ka dhacay Magaalada Addis Ababa
by Admin December 20, 2020Wararka ka imaanaya dalka Itoobiya ayaa sheegaya in maanta uu qarax ka dhacay Magaalada Addis Ababa ee xaruntaasi dalkaasi. Qaraxan ayaa ka dhacay halka loo yaqaano Lideta, waana meel ku…

