Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan
December 2020
-
Hoos ka dhageyso Warka Galab ee Idaacada Warsan oo aqrinayo C/llahi Maxamed C/raxman
-
WARARKA MAANTA
Wasaaradda caafimaadka XFS oo tababbar ku saabsan dhimirka u soo xirtay xirfadleyaal caafimaad (Sawirro)
by Admin December 19, 2020Wasaaradda caafimaadka iyo daryeelka bulshada xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS) oo kaashaneysa hay’adda caafimaadka adduunka ee WHO, ayaa soo gabagabeysay tababbar ku saabsan caafimaadka dhimirka. Tababbarkan ayaa ujeedkiisu wuxuu ahaa in…
-
WARARKA MAANTA
Taliyaasha Ciidamada Booliska iyo Milatariga oo gaaray magaalada Gaalkacyo
by Admin December 19, 2020Ujeedada Saraakiisha Ciidanka Dowladda ee Gaalkacyo ayaa lagu sheegay inay tahay ka qeybgalka aas qaran oo loo sameynayo Saraakiil ka tirsan Ciidanka oo gelinkii dambe ee shalay ku geeriyooday Qarax…
-
WARARKA MAANTA
Dowlada Soomaaliya oo ku eedeysay dowlada Kenya inay hubeyneyso jabhad
by Admin December 19, 2020Digniintan ayaa salka ku haysa dhaqdhaqaaq milatari oo la sheegay inay ciidamada Kenya ka wado xadka ay la wadaagto dalka Soomaaliya. Halkan ka Akhriso qoraalka kasoo baxay Dowlada Soomaaliya Dowldda…
-
Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Idaacada Warsan oo aqrineyso Shukri Ismaaciil Axmed (Bidhaan)
-
WARARKA MAANTA
Kenya oo militari fara-badan soo dhoobtay xuduudda, xilli xiisad ay ka jirto
by Admin December 19, 2020Kenya ayaa Jimcihii ciidan fara-badan oo militari ah keentay xuduudda Degmada Mandhera ee Gobolka Waqooyi Bari Kenya. Mandhera waxay xad la leedahay Degmada Beled Xaawo ee Gobolka Gedo. Ciidamadan oo…
-
WARARKA MAANTA
Qaramada Midoobe Iyo Itoobiya Oo Ka Wada Hadlay Xaaladda Qaxootiga
by Admin December 18, 2020Wafdi ka socda he’yadda qaxootiga Qaramada Midoobey ee UNHCR ayaa gaaray magaalada Adis Ababa si ay dowlada Itoobiya ugu booriyaan badbaadinta dadka qaxootiga ah gaar ahaan kuwa ku sugan xeryaha…
-
Guddoomiyaha Baarlamaanka Dowladda federaalka Soomaaliya Mursal Sheikh Cabdiraxman iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray Magaalada Baydhabo ee Xarunta ku meel gaarka u ah Maamul Goboleedka Koonfur Galbeed. Guddoomiyaha oo ka…
-
WARARKA MAANTA
Faah Faahin:- Qarax Ismiidaamin Ah Oo Ka Dhacay Magaalada Gaalkacyo.
by Admin December 18, 2020Faah faahinno dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Qarax Galabta ka dhacay Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug, waxaana Qaraxaasi ka dhashay Khasaaro dhimasho iyo dhaawac leh. Qaraxa oo uu fuliyay…

