Dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan
December 2020
-
Hoos ka dhageyso ku celis Barnaamij ku saabsan barashada nafaqada Wanagsan iyo badqabka Cunada
-
Hoos ka dhageyso Warka Galab ee Idaacada Warsan oo aqrinayo C/llahi Maxamed C/raxman
-
Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Idaacada Warsan oo aqrineyso Shukri Ismaaciil Axmed (Bidhaan)
-
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta oo jimco ah la filayaa inuu gaaro magaalada Jabuuti ee dalka Jamhuuriyadda Jabuuti, si uu uga qeyb galo shirka IGAD. Shirka Urur Goboleedka…
-
WARARKA MAANTA
Uganda oo taliye cusub u soo magacawday ciidankeeda jooga Soomaaliya
by Admin December 18, 2020Gen. Don William Nabasa ayaa bedeli doona Gen. Richard Otto, oo muddo sanad hoggaanka u hayay ciidamada Uganda ee ku sugan Soomaaliya. Munaasabad kooban oo xilka kula wareegayay Gen. Don…
-
WARARKA MAANTA
Dowladda Soomaaliya Oo War Kasoo Saartay Xaaladda Muqdisho, Farriina U Dirtay Ciidanka Ammaanka
by Admin December 18, 2020Dowladda Soomaaliya ayaa ka hadashay Bannaanbaxyada ka dhacaya magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho iyo Ciidanka ammaanka oo la sheegay in ay awood u adeegsadaan dadka shacabka ah ee inta badan…
-
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
-
Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan
-
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray magaalada Cadaado ayaa si weyn loogu soo dhaweeyey. Wafdiga Ra’iisul Wasaaraha ayaa inta ay joogaan…

