Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Idaacada Warsan oo aqrineyso Shukri Ismaaciil Axmed (Bidhaan)
2020
-
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
-
Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan
-
Hoos ka dhageyso Warka Galab ee Idaacada Warsan oo aqrinayo C/llahi Nuur Aadan (Jecelow)
-
Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Idaacada Warsan oo aqrineyso Shukri Ismaaciil Axmed (Bidhaan)
-
WARARKA MAANTA
Gabar Soomaali ah oo noqotay qoftii ugu horeysay ee Covid-19 laga talaalo gobolka Alberto
by Admin December 16, 2020Sahra Kaahiye, oo ah gabadh Soomaali ah oo ka howlgasha isbitaal ku yaala magaalada Alberta ayaa noqotay qofkii ugu horreeyey ee ka soo jeeda Alberta ee qaata talaalka Covid-19. Sahra…
-
WARARKA MAANTA
Dhageyso+Sawiro:- Barnaamij ku saabsan ka qeyb galka haweenka wada-xaajoodka nabdda iyo dib-u-heshiisiinta ee bulsha dhexdeeda
by Warsan Radio December 16, 2020Dhageyso Barnaamij ku saabsan ka qeyb galka haweenka wada-xaajoodka nabdda iyo dib-u-heshiisiinta ee bulsha dhexdeeda. Dooda ayaa waxa ka qeyb galey 1 Xamdi Maxamed Cali oo ka tirsan ururka Bay…
-
WARARKA MAANTA
Maxkamadda Ciidamada Oo Maanta Xukun Ku Riday Rag Ka Tirsan Al-Shabaab
by Admin December 16, 2020Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa Maanta oo Arbaco ah xukun dil toogasho ah ku riday eedeeysanayaan ka tirsan dagaalamayaasha Al-shabaab, kuwaasi oo horey Maxkamadda u dhageysatay eeda loo heystay. Ragga…
-
WARARKA MAANTA
Xog xasaasi ah: Yaa fududeeyey safarradii Kheyre ee dalalka Ruushka iyo Qatar?
by Admin December 16, 2020Ilo xog ogal ah oo ka tirsan diblomaasiinta safaarada Qadar ayaa noo xaqiijeyey in safaradii musharax Xasan Cali Kheyre uu ku kala bixiyey dalalka Ruushka iyo Qadar ay ka danbeeyeen…