Hoos ka dhageyso Warka Galab ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Maxamed C/raxman Cabdulle (Maleele)
2020
-
Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Muxidiin Xassan Maxamed (Xusni)
-
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta waxaa lagu wadaa inuu gaaro Magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud. Wafdi hor dhac u ah R/wasaare Rooble ayaa shalay galinkii dambe…
-
WARARKA MAANTA
Dagaal beeleed ka soo cusbaanaday deegaan ka tirsan degmada Matabaan
by Admin December 14, 2020Wararka ka imanaya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in markale uu dagaal beeleed ka dhex qarxay beelo wada dega gobolka Hiiraan. Dagaalkan ayaa la sheegay inuu u dhexeeyo maleeshiyo beeleed hubeysan…
-
Hoos ka dhageyso Warka Subax ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Muxidiin Xasan Maxamed (Xusni)
-
WARARKA MAANTA
Dowlada Federalka oo u oggolaatay ardayda Puntland in shahaadada Dugsiyada Sare
by Admin December 14, 2020Dowlada Federalka ayaa oggolaatay in ardayda soo dhamaysatay dugsiyada sare ee Puntland ay qaatan shahaadada dugsiga sare iyagoo aan gelin imtixaanka ay soo diyaarisay Wasaarada waxbarashada dowlada federalka. War-saxaafadeed ay…
-
WARARKA MAANTA
Ra’iisul Wasaare Abiy Ahmed oo booqasho ku tegey magaalada Mekelle
by Admin December 14, 2020Ra’iisul wasaaraha dalka Ethiopia Abiy Ahmed ayaa booqday magaalada xarunta u ah ismaamulka Tigrey ee Mekelle markii ugu horeysay tan iyo markii ay ciidamada federalka Ethiopia qabsadeen 29kii bishii aynu…
-
WARARKA MAANTA
Dowladda Soomaaliya oo warqad ka dhan ah Kenya u gudbisay IGAD
by Admin December 14, 2020Dowladda Soomaaliya ayaa warqad ka dhan ah oo cabasho ah ka gudbisay dowladda Kenya oo ku aadan faragelinteeda arrimaha gudaha ee Soomaaliya, kaddib tallaabadii maanta ay Kenya dalkeeda ku martiqaaday…
-
WARARKA MAANTA
Dhageyso:-Barnaamijka ku saabsan barashada Nafaqada Wanagsan iyo badqabka Cunada
by Warsan Radio December 14, 2020Hoos ka dhageyso Barnaamij looga hadlaayo Nafaqeynta Xoolaha oo ay soo saartey Hayada Qaramada Midoowe uqaabelsan Cunada iyo Beeraha ee FAO. Dhageyso:-Barnaamijka ku saabsan barashada Nafaqada Wanagsan iyo badqabka Cunada…
-
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…

