Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Muxidiin xasan Maxamed (Xusni)
January 2021
-
WARARKA MAANTA
Maxkamadda Ciidamada qalabka sida oo Maanta xukun riday Nin lagu helay in qof Shacab ah uu ku diley Boondheere
by Admin January 11, 2021Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa Maanta waxaa ay xukun ku riday Nin lagu helay in qof Shacab ah uu ku diley meel kamid ah Caasimadda Soomaaliya ee Magaalada…
-
WARARKA MAANTA
Weerar Askar Ka Tirsan Ciidanka Dowladda Lagu Dilay Oo ka Dhacay Duleedka Balcad
by Admin January 11, 2021Faah faahino ayaa laga helayaa weerar lagu dilay Askar ka tirsan Ciidanka dowladda Federaalka Soomaaliya oo saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay duleedka degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaha Dhexe. Rag ka…
-
WARARKA MAANTA
Dowladda Somalia oo Wakiilka QM kala hadashay u diyaargarowga doorashooyinka Soomaaliya
by Admin January 11, 2021Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Maxamed Cusmaan Balal ayaa xarunta Wasaaradda Arrimaha Dibadda ku qaabilay Wakiilka Qaramada Midoobey u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya James Swan. War saxaafadeed ka soo…
-
WARARKA MAANTA
Madaxda Maamul Goboleedyada Oo Dalab Hordhigay Musharaxiinta Madaxweynaha
by Admin January 11, 2021Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya ayaa xalay Hotelka Decele ee Magaalada Muqdisho kulan gaar ah kula qaatay Madaxweyneyaasha maamul Goboleedyada Hirshabeelle, Koonfur Galbeed iyo Galmudug. Kulanka oo saacado socday ayaa waxaa…
-
WARARKA MAANTA
Madaxweyne Farmaajo Oo Ku Wajahan Dalka Jabuuti Iyo Ujeedka Safarkiisa
by Admin January 11, 2021Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Maanta waxaa ay ku wajahan yihiin Magaalada Jabuuti ee Caasimadda Jabuuti. Warar la helayo ayaa sheegaya in…
-
WARARKA MAANTA
Dowladda Itoobiya oo shaacisay inay gacanta ku dhigtay Qaar kamid ah Saraakiisha TPLF
by Admin January 11, 2021Dowladda Itoobiya ayaa shaaca ka qaaday inay gacanta ku soo dhigeen saraakiil ka tirsan jabhadda TPLF oo ay ku jiraan xubnaha aas aasayaasha Jabhadaas. Howlgal Ciidamada Difaaca Qaranka Itoobiya ka…
-
WARARKA MAANTA
Midowga Musharaxiinta oo Muqdisho Kula Kulmay Madaxada Maamullada Qaar
by Admin January 11, 2021Madaxda maamul goboleedyada Galmudug, Hirshabeelle iyo Koonfur Galbeed ayaa xalay Muqdisho kulan gaar ah kula qaatay Midowga Musharraxiinta, kulanka ayaa ka dhacay Hotel Duaale ee ku dhow garoonka Aadan Cadde.…
-
WARARKA MAANTA
Dhageyso:-Qeybta 4 aad ee Barnaaamijka Barashada Nafaqada
by Warsan Radio January 11, 2021Hoos ka Dhageyso ku celis Qeybta 4 aaad ee Barnaamijka Barshada nafaqada wanagsan iyo badqabka Cunada,Barnaamijka Maanta waxan kaga hadleynaa Quudinta qofka Buka ,Barnaamijka aya waxa soo saartey Hayada Qaramada…
-
WARARKA MAANTA
Madaxweynaha Putland oo magacaabay guddi ka tala bixiya sicir babarka sarifka Shilin Soomaaliga iyo maciishadda
by Admin January 11, 2021War qoraal ah oo ka soo baxay xafiiska Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa magacaabay guddi kasoo tala bixiya cabashooyinka la xiriira shillin Soomaaliga.Guddiga ayaa ka kooban:Madaxweynihii Hore Puntland…

