Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan
January 2021
-
WARARKA MAANTA
Wasiir dawlaha xafiiska Ra’iisal wasaaraha oo qaabilay wafdi ka socda IGAD oo xaqiiqa raadin u tagay xadka Kenya iyo Soomaaliya
by Admin January 10, 2021Muqdisho (SONNA)- Wasiiru-dowlaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdixakiim Xasan Ashkir ayaa maanta la kulmay guddiga xaqiiqo raadinta ee ka socda Urur Goboleedka IGAD, kaas oo dalka yimid xal u…
-
WARARKA MAANTA
Ra’iisul Wasaare Rooble oo la kulmay Xubnaha Guddiga Jaamacadaha Dalka (Sawiro)
by Admin January 10, 2021Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo kulan la qaatay xubno ka socday Guddiga Jaamacadaha dalka ayaa kala hadlay horumarinta iy tayeyta hannaanka tacliinta saree e dalka.…
-
WARARKA MAANTA
Madaxweyne Farmaajo Iyo Qaar Ka mid ah Madaxda Dowlad Goboleedyafa Oo Kulan U Socda Muqdisho
by Admin January 10, 2021Madaxweynaha dowladda Federaalka Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, Madaxweyneyaasha maamul Goboleedyada Hirshabeelle, Koonfur Galbeed iyo Galmudug ayaa haatan waxaa uu kulan uga socdaa Xarunta Madaxtooyada. Kulanka oo qado ahaa oo Madaxweyne Farmaajo…
-
WARARKA MAANTA
Axmed Madoobe Oo Ka Hadlay Go’aankii Dowladda Dhexe Ee Doorashooyinka
by Admin January 10, 2021Madaxweynaha Maamulka Jubbland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe oo Maanta dib ugu soo labtay Magaalada Kismaayo ee Xarunta KMG u ah Maamulkaasi ayaa hadlay arrimo dhowr ah oo la xariira…
-
Hoos ka dhageyso Warka Galab ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Khaalid Cabdi Ibraahim
-
Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan
-
WARARKA MAANTA
Itoobiya oo qabatay Sarkaal lafdhabar u ahaa TPLF (SAWIRRO)
by Admin January 10, 2021Dowladda Itoobiya ayaa gacanta ku dhigtay mid ka mida xubnihii loogu doon doonista badnaa ee Xisbiga Tigreyga (TPLF). Sebhat Nega oo 80 jir ah iyo sideed xubnood oo kale ayaa…
-
WARARKA MAANTA
Akhriso Guddomiye Cabdi Xaashi Oo Kasoo Horjeeystay Go’aankii Ay Ku Dhawaaqday Xukuumadda In Doorasho la aado
by Admin January 10, 2021Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa War kasoo saaray Go’aankii Xukuumadda ku dhawaaqday ee ahaa in la guda galayo hirgelinta doorashooyinka dalka ka dhacaya. Qoraal…
-
WARARKA MAANTA
Guddiga KMG ee Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha oo shirkii u horreeyay yeeshay
by Admin January 10, 2021Guddiga KMG ah ee Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha oo shir isugu yimid ayaa waxay uga wada hadleen sidii ay u dardar gelin lahaayeen shaqada iyo waajibaadka loo igmaday. Guddigan ayaa…

