Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Idaacada Warsan oo aqrineyso Shukri Ismaaciil Axmed (Bidhaan)
January 2021
-
WARARKA MAANTA
Akhriso:- Khasaaraha ka dhashay qaraxa ka dhacay duleedka Muqdisho
by Admin January 2, 2021Warar dheeraad ah ayaa waxaa ay kasoo baxayaan khasaaraha ka dhashay qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay inta u dhaxeeya degaannada Xaawa Cabdi & lafoole ee duleedka Magaalada Muqdisho, kaas…
-
WARARKA MAANTA
Saamayn durba ka dhalatay ka bixitaankii UK ee Midowga Yurub
by Admin January 2, 2021Dowladda Britain waxa ay maalintii labaad ka maqan tahay Midowga Yurub kaddib markii ay shalay isaga baxday midowgaasi kaas oo ay ku jirtay muddo 47 sanadood ah. Durbaba waxaa ka…
-
WARARKA MAANTA
Al-Shabaab oo qirtay in duqeyn lagu burburiyey Idaacadoodii Al-Furqaan
by Admin January 2, 2021Faah-faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya duqeyn diyaradeed oo xalay ka dhacday deegaanka Kuunyabarow ee gobolka Shabeellada Hoose, taas oo lagu bartilmaameedsaday xarun Idaacadda Al-Shabaab ee Al-Furqaan. Duqeyntaas oo…
-
WARARKA MAANTA
Laamaha ammaanka oo la faray inay gacanta ku soo dhigaan kuwii Xildhibaanka dilay
by Admin January 2, 2021Laamaha ammaanka ee Jubbaland ayaa lagu amray in ay si deg deg ahi uga hawlgalaan, gacantana ku soo dhigaan kuwii dilay Xildhibaan Khaliif Haashim Nuur. Xildhibaanka ayaa xalay ku dhintay…
-
WARARKA MAANTA
Saddex nin oo burcadnimo loo haysto oo lagu qabtay Muqdisho (SAWIRRO)
by Admin January 2, 2021Saddexdan nin ayaa xalay lagu soo qabtay hawlgal laga sameeyay Degmada Heliwaa ee Gobolka Banaadir, ka dib markii xogtooda la helay. Raggan oo burcadnimo loo haysto ayaa dhac ka gaystay…
-
WARARKA MAANTA
Al-Shabaab oo weerar dad lagu dilay ka fuliyey gobolka Bakool
by Admin January 2, 2021Wararka ka imaanaya degmada Waajid ee gobalka Bakool ayaa sheegaya in dagaalamayaasha Al-Shabaab ay weerar ku qaadeen dad saarnaa gaari qaad siday. Gaarigaas ayaa la sheegay inuu marayay duleedka degmada…
-
WARARKA MAANTA
Duqeyn diyaaradeed oo ka dhacday degaan ka tirsan Shabeellaha Hoose
by Admin January 2, 2021Diyaarado dagaal ayaa xalay waxaa ay duqeyn culus la beegsaday Xarun idaacadda Al-Shabaab ee Andulus ku leedahay deganka Kuunya-Barroow ee gobolka Shabeellaha Hoose,waxaana duqeyntaas ka dhashay khasaaro kala duwan. Al-Shabaab…
-
Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal waxaa ka socda kulamo gooni gooni ah oo ay yeelanayaan Madaxda isugu jira Mucaarad iyto muxaafid oo halkaasi ku wada sugan. Xalay waxaa Magaalada…
-
WARARKA MAANTA
Koongareeska Mareykanka oo laalay codkii qayaxnaa ee madaxweyne Trump
by Admin January 2, 2021Kongareeska Mareykanka ayaa laalay codka diidmada qayaxan oo uu Madaxweyne Donald Trump dul dhigay hindise sharciyeedka dhaqaalaha ku baxa gaashaandhigga dalkaas, arrinta oo ah middii ugu horraysay ee uu Trump…

