Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Idaacada Warsan oo aqrineyso Shukri Ismaaciil Axmed (Bidhaan)
January 2021
-
WARARKA MAANTA
Ra’iisul Wasaare Rooble “Argagixisadu waxa ay ka soo horjeedaan nabadda iyo horumarka,”
by Admin January 3, 2021Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo caawa ku booqday isbitaalka Erdogan ee magaalada Muqdisho dhaawacyada howlwadeennadii ka shaqeynayay dhismaha waddada isku xirta Muqdisho iyo Afgooye ee…
-
aydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
-
WARARKA MAANTA
Akhriso: Warmurtiyeed laga soo saaray Shirka Magaalada Garoowe
by Admin January 2, 2021Magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland waxaa Maanta lagu soo geba-gabeeyay shirka Madasha aragti Wadaaga ee Machadka Heritage, kaas oo socday muddo Saddex Cisho ah. Shirka ayaa waxaa ka qeyb-galay Ra’iisul…
-
Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Shekh Aadan
-
WARARKA MAANTA
Dowladda Itoobiya oo shaacisay magacyada saraakiil sare oo ay ka dishay Tigray
by Admin January 2, 2021Wasaaradda Gaashaandhigga ee dalka Itoobiya ayaa soo saartay liiska saraakiil ay sheegtay in laga dilay xisbiga Tigray-ga ee TPLF. Saraakiishaas ayaa ku dhintay howlgalkii dhawaan ay milatariga Itoobiya ka fuliyeen…
-
WARARKA MAANTA
Kumanaan qof oo jabiyay amar kasoo baxay dawlada Faransiiska oo isugu soo baxay caasimada Paris
by Admin January 2, 2021In k badan 2 kun oo ruux ayaa iskugu soo baxay dabaaldega sanadka cusub ee 2021 oo ka dhacay magaalada Paris ee caasimada dalka Faransiiska ayadoo dawladu mamnuucday isku imaatinka…
-
WARARKA MAANTA
Faah-faahin: Khasaaraha ka dhashay qaraxii ka dhacay Lafoole
by Admin January 2, 2021Inta la xaqiijiyey seddax askari oo ka tirsanaa ciidanada booliska sida gaarka ah u tababaran ee Haramcad ayaa lagu dilay qarax is-miidaamin ah oo barqadii maanta ka dhacay inta u…
-
WARARKA MAANTA
Turkiga Oo Shaaciyay Khasaaro Kasoo Gaaray Qaraxii Duleedka Muqdisho
by Admin January 2, 2021Dowladda Turkiga ayaa si kulul uga hadashay Qarax is-miidaamin ah oo barqdii Maanta ka dhacay duleedka Magaalada Muqdisho gaar ahaan deegaanka Lafoole, kaasi oo jugtiisa inta badan laga maqlay xaafadaha…
-
Gelinka dambe ee Maanta ayaa waxaa la filayaa in la soo geba-gabeeyo shirka Madasha Aragti Wadaaga ee Machadka Heritage, kaa soo sanadkaan markii ugu horeysay lagu qabtay magaalada Garoowe maadaama…

