Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed C/raxman (Maleele} Dhageysi wanaagsan
January 2021
-
WARARKA MAANTA
Daawo Sawirada Booqashada Ra’iisul Wasaare Rooble Xarunta Ciidanka Danab ee Balli-doogle
by Admin January 3, 2021Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta safar shaqo oo lagu dhiirigelinayo ciidanka Xoogga dalka ku tagey Balli-doogle oo ka tirsan Shabeellaha Hoose, halkaas oo ay…
-
WARARKA MAANTA
Faahfaahin ka soo baxaysa qaraxyo ka dhacay magaalada Balcad
by Admin January 3, 2021Wararka ka imanaya degmada Balcad ee gobolka Sh/dhexe ayaa sheegaya in 2 qarax oo xoog leh oo ka dhacay goor dhow ay geysteen waxyeelo isugu jirta dhimasho iyo dhaawac. Labadan…
-
Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan
-
WARARKA MAANTA
Madaxweynaha Koofurgalbeed oo Muqdisho kula kulmay safiirada Turkey iyo Qadar
by Admin January 3, 2021Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa kula kulmay magaalada Muqdisho safiirka Dowladaha Turkey iyo Safiirka Dowlada Qatar ufadhiya Soomaaliya Madaxweyne Lafta-gareen ayaa safiirka Turkiga Mehmet…
-
WARARKA MAANTA
Wasaaradda Amniga oo amar adag ka soo saartay hubka lala galo Garoonka Diyaaradaha Muqdisho
by Admin January 3, 2021Wasaaradda Amniga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay amar lagu joojinayo hubka lala galo garoonka Diyaaradaha Aadan Cade ee magaalada Muqdisho. Qoraal ka soo baxay Wasaaradda amniga ayaa ku macneysay…
-
WARARKA MAANTA
Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha oo ka digey heshiiska Shidaalka
by Admin January 3, 2021Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha ayaa qoraal ay soo saareen waxa ay uga digeen heshiis qarsoodi ah oo dhinaca sahaminta shidaalka,baaris iyo qodis ah. Qoraalka ayaa waxa ay ku sheegeen Midowga Musharaxiinta…
-
WARARKA MAANTA
Ra’iisul Wasaare Rooble oo booqasho ku tegay Xerada Balli-doogle
by Admin January 3, 2021Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray Saldhigga Ciidamada Ballidoogle ee gobalka Shabeelaha Hoose, iyadoo ay ku soo dhoweeyeen saraakiil ka tirsan ciidamada Xoogga dalka.…
-
Ciidanka Kumaandooska Guutada 16aad ee DANAB ayaa howlgal qorsheysan oo saacadihii la soo dhaafay ka sameeyeen deegaano ka tirsan Gobolka Bay, waxay ku burburiyeen xarumo ay lahaayeen Al-Shabaab. Deegaanada howlgalka…
-
Hoos ka dhageyso Warka Galab ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Khaalid Cabdi Ibraahim

