Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Idaacada Warsan oo aqrinayo C/llahi Nuur Aadan (Jecelow)
February 2021
-
WARARKA MAANTA
Xubno Ka Socda Dowladda Iyo Maamul Goboleedyada Oo Shir Uga Furmaya Baydhabo
by Admin February 13, 2021Magaalada Baydhabo ee Caasimadda KMG u ah Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Maanta oo sabti ah waxaa ku wajahan Guddiyo farsamo oo ka kala socda dowladda Federaalka, maamul Goboleedyada dalka…
-
WARARKA MAANTA
Muwaadiniin Soomaaliyeed Oo Mar Kale Lagu Dhex Dilay Goobtooda Ganacsi
by Admin February 13, 2021Rag hubeysan oo burcad Koonfur Afrikaan ah ayaa habeenkii xalay aheyd Magaalada Port Elizabeth ee dalkaas si arxan darro ah ugu dilay Muwaadiniin Soomaaliyeed oo goobo Ganacsi ku lahaa halkaas.…
-
WARARKA MAANTA
Mareykanka oo albaabada u faraya muhaajiriinta magangelyo doonka ah
by Admin February 13, 2021Maamulka madaxweyne Biden ayaa sheegaya inuu billaabi doono in si tartiib tartiib ah ay Mareykanka u soo galaan kumannaan qof oo magangalyo doon ah oo haatan ku xayiran dalka Mexico.…
-
WARARKA MAANTA
Madaxweyne Farmaajo oo tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada, dhaqanka iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed geerida Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir
by Admin February 13, 2021Madaxweynaha waqtigu ka dhamaaday ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada, dhaqanka iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay Alle ha u naxariistee…
-
WARARKA MAANTA
WHO oo ku talisay in dalalka Afrika ay qaataan talaalka Covid
by Admin February 13, 2021Ururka Caafimaadka Aduunka ee marka la soo gaabiyo la yirahdo WHO ayaa sheegay in talaalaka Jaamacadda Oxford – ee AstraZeneca ee xanuunka COVID-19 uu badbaadin karo nolosha dad badan, waxayna…
-
WARARKA MAANTA
Uhuru Kenyatta oo ku xigeenkiisa ugu baaqay in uu is casilo
by Admin February 13, 2021Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa ku dhiiraday in ku xigeenka William Ruto uu u jeediyo baaq is casilaad ah, isagoo dhaleecey badan ugu jeediyey khudbad uu ka jeedinayay Jimcihii Uthiru…
-
WARARKA MAANTA
Maamulka Jubbaland oo shuruud adag ku xirtay ka qeyb galka doorashada Soomaaliya
by Admin February 13, 2021Maamulka Jubaland ayaa sii adkeeyey shuruudda ay ku xireen doorashada Soomaaliya ee la xiriirtay gobolka Gedo, oo ay isku hayaan madaxweynaha waqtigu ka dhammaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, waxayna Jubbaland shaacisay…
-
Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan
-
WARARKA MAANTA
Dhageyso:-Barnaamijka barashada Nafaqada wanagsan iyo badqabka cunada
by Warsan Radio February 12, 2021Hoos ka dhageyso Barnaamijka barashada Nafaqada wanagsan iyo badqabka cunada maanta waxan kaga hadleynaa ilaalinta nadaafada deegaanka iyo dhamaan xubnaha qoysaska si looga hortago Cudurada Dhageyso:-Barnaamijka barashada Nafaqada wanagsan iyo…

