Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Idaacada Warsan oo aqrineyso Shukri Ismaaciil Axmed (Bidhaan)
February 2021
-
Tuulada Delft ee ka tirsan magaalada Cape Town ee dalka South Afrika waxaa xalay lagu dilay allaha u naxariistee C/llaahi Maxamed Xuseen oo ka mid ahaa ganacsatada Soomaalida ee halkaas…
-
WARARKA MAANTA
Wasiir Oomaar Oo Daah-Furay Diiwaan-Gelinta Diyaaradaha Iyo Ruqsad-Siinta Xirfadleyaasha
by Admin February 12, 2021Wasiirka wasaaradda Gaadiidka iyo duulista hawada dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Salaad oo daah-furay diiwaan-gelinta Diyaaradaha Iyo Ruqsad-siinta Xirfadleyaasha ayaa ka warbixiyey dadaalka mugga weyn ee dowladda Soomaaliya ay ku…
-
WARARKA MAANTA
Shil Gaari Oo Qasaaro Badan Geystay Ayaa Ka Dhacay Dalka Mareykanka (Sawiro)
by Admin February 12, 2021Ugu yaraan lix qof ayaa ku dhintay dad kale oo badana waa ay ku dhaawacmeen shil gaari oo ka dhacay magaalada Fort Worth ee gobalka Taxes ee dalka Mareykanka. Shilkan…
-
WARARKA MAANTA
Dowladda kenya oo caddeysay sababta ay u dalbatay dib u dhiggista dacwadda Badda ee kala dhaxeysa Soomaaliya
by Admin February 12, 2021Dowladda Kenya ayaa iska fogeysay sheegashada dowladda Soomaaliya ee ah in sababta dowladda Kenya u dalbatay dib u dhiggista la xiriirto sharci ahaanshaha dowladda hadda jirta ee Soomaaliya. Ilo ka…
-
WARARKA MAANTA
James Swan oo xaalada Soomaaliya kala hadlay dalalka Jabuuti, Kenya, Itoobiya iyo Uganda
by Admin February 12, 2021James Swan oo ah wakiilka xoghayaha guud ee Qarramada ee Soomaaliya oo toddobadyadii ugu danbeeyay wadday dadaallo la xiriira sidii leysugu soo dhaweyn lahaa dhinacyada Soomaaliya ee isku mari la’…
-
WARARKA MAANTA
Ururrada bulshada rayidka oo dalbaday in shirka uu ku baaqay madaxweyne Farmaajo lagu qabto Muqdisho
by Admin February 12, 2021Ururrada bulshada rayidka oo war ka soo saaray shirka wadatashiga ee uu dhawaan ku baaqay madaxweynaha Dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa codkooda ku biiriyay in shirkan lagu qabto magaalada…
-
WARARKA MAANTA
Joe Biden iyo Xi Jinping oo ka wadahadlay xiisada u dhaxeysa Maraykanka & China
by Admin February 12, 2021Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden ayaa markii ugu horeysay tan iyo markii uu xilka la wareegay khadka telefonka kula hadlay Madaxweynaha Shiinaha Xi Jinping. Qodobada ugu muhiimsan oo ay labada hogaamiye…
-
Wararka kasoo baxaya gobalka Jubbada Dhexe ayaa sheegaya in xalay saqdii dhexe diyaaradaha dagaalka ay duqeyn ka geysteen degmada Saakow oo kamid ah dhulka ay maamusho Kooxda Al Shabaab. Wax…
-
WARARKA MAANTA
Madaxweyne Lafta-Gareen Oo Guddoomiyay Shirka Golaha Wasiirada Koonfur Galbeed
by Admin February 12, 2021Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa Shir Gudoomiyey Shirka Gollaha Wasiirada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed oo Todobaadkan looga hadlay Arimaha Amniga,Dhaqaalaha iyo Gargaarka Waxaana sido kale…

