Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed C/raxman (Maleele} Dhageysi wanaagsan
February 2021
-
Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo aqrineyso Shukri Ismaaciil Axmed (Bidhan)
-
Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO) ayaa sheegtay in xanuunsidaha COVID-19 ee Coronavirus uu keeno laga keenay shaybaar ku yaala dalka Shiinaha. Baaritaankan ayaa waxaa sameeyay khubaro ka socotay WHO, oo muddooyinkanba…
-
WARARKA MAANTA
Mareykanka oo ka hadlay khilaafka raggaadiyay doorashooyinka dalka
by Admin February 11, 2021Wasaaradda Arrimaha Dibadda Mareykanka ayaa markii ugu horeysay si rasmi ah uga hadashay khilaafka raggaadiyay arrimaha doorashooyinka ee dalka. Edward Price, Afhayeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Mareykanka ayaa sheegay in Mareykanka…
-
Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Idaacada Warsan oo aqrinayo C/llahi Nuur Aadan
-
WARARKA MAANTA
Dowladda Soomaaliya Oo Si Kulul Uga Hadashay Codsigii Kenya Ay U Dirtay ICJ
by Admin February 11, 2021Dowladda Soomaaliya ayaa si kulul uga hadashay codsi Dowladda Kenya ay u gudbisay Maxkamadda dambiyada Caalimaga ah ee ICJ, kaasi oo ahaa in dib loo dhigo dacwadda Kiiska badda ee…
-
WARARKA MAANTA
Musharixiinta oo ku baaqay in la qabto shir deg deg ah oo looga hadlayo xaalada siyaasadeed ee dalka.
by Admin February 11, 2021Golaha Midowga Musharixiinta oo ku baaqay in la qabto shir deg deg ah ay isugu yimaadaan dhammaan saamileyda siyaasadda dalka, kaasi oo looga hadlaayo xaaladda siyaasadda ee cakiran. War-saxaafadeed ay…
-
WARARKA MAANTA
DFS oo sheegtay in xubno Al-shabaab ah ay ku dileen shabeellada dhexe
by Admin February 11, 2021Ciidamada xoogga ayaa maanta howlgallo ka sameeyay deegaano hootaga degmooyinka Jowhar iyo Raaga-ceelle ee gobolka Shabeellada Dhexe, kuwaasi oo ay ku sugnaayeen Al-Shabaab. Saraakiisha howlgalka hoggaamineysay ayaa waxaa kamid ahaa…
-
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
-
Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan

