Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan
February 2021
-
Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Idaacada Warsan oo aqrinayo C/llaahi Nuur Aadan (Jecelow)
-
WARARKA MAANTA
GOLAHA AMAANKA EE QARAMADA MIDOOBE OO MAANTA KULAN KA YEELANAYA XAALADDA SOOMAALIYA
by Admin February 9, 2021Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay ayaa maanta kulan ka yeelanaya xaaladda siyaasada ee dalka Soomaaliya. Wakaaladda Wararka AFP oo xiganeysa ilo diblomaasiyadeed ayaa shaacisay in shirka ay codsatay dowladda Britain…
-
WARARKA MAANTA
Dowladda Somalia Oo Shaacisay Tirada Dad Cusub Oo Laga Helay COVID-19
by Admin February 9, 2021Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka ayaa shaacisay Dad cusub oo laga helay Cudurka halista ah ee Coronavirus oo Caalamka oo dhan saameyn ku yeeshay, kadib markii dadkaas baaritaano lagu sameeyay. Warbixin…
-
WARARKA MAANTA
Maxkamadda Caalamiga Ah Ee ICJ Oo Hoggaan Cusub Loo Doortay
by Admin February 9, 2021Joan E. Donoghue oo ka soo jeeda dalka Mareykanka ayaa loo doortay madaxweynaha cusub ee Maxkamadda Caalamiga ah ee Garsoorka (ICJ) waxay bedelaysaa Cabdulqawi Axmed Yuusuf oo Soomaali ah. Kirill…
-
WARARKA MAANTA
Dowladda Itoobiya oo sheegtay in aysan faragelin ku sameynin siyaasada gudaha Soomaaliya.
by Admin February 9, 2021Ra’iisul wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in xukuumadiisa aysan ka shaqeyn doonin kala qeybinta Soomaaliya, isagoo xoogaggii TPLF ku eedeeyay kala qeybinta wadamada Geeska Afrika. Xukuumadda uu taladeeda haayo…
-
WARARKA MAANTA
Xukuumada Soomaaliya oo sheegtay in musharaxiinta ay qal qal gelinayaan amniga iyo xasiloonida dalka.
by Admin February 9, 2021Afhayeenka xukuumadda soomaaliya Maxamed Ibraahim Macalimuu oo la hadlayay laanta afka Soomaaliga ah ee BBC-da ayaa ku tilmaamay xaalad abuur hadalka kasoo yeeray midowga musharaxiinta soomaaliyeed, kaasi oo lagu sheegay…
-
WARARKA MAANTA
DFS oo shaacisay xilliga tallaalka Coronavirus dalka soo gaarayo
by Admin February 9, 2021War-saxaafadeed ay soo saartay wasaaradda caafimaadka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in dowladda Soomaaliya ay qorsheynayso Tallaalka Caabuqa Coronavirus-ka ay gaarsiiso guud ahaan dalka, iyadoo Qeybta ugu horreeysa tallaalka dalka lakeeni…
-
WARARKA MAANTA
Binjamin Netanyahu oo laga waayay dambi horay loogu eedeeyey oo laaluush qaadasho ahaa
by Admin February 9, 2021Maxkamad dhagaysanaysay dacwad ka dhan ah raisal wasaaraha Yahuuda ayaa sheegtay inay wax dambi ah ku waysay Binjamin Natanyahu kaasoo loo haystay eed la xariirta musuqmaasuq iyo wax isdaba marin.…
-
WARARKA MAANTA
Sucuudiga oo mar kale soo riday diyaarad drone ay Xuutiyiinta leeyihiin
by Admin February 9, 2021Milatariga Sacuudiga ayaa sheegay inay burburiyeen diyaarada nooca Dronke ah oo hawada Sacuudiga soo gashayoo ay leeyihiin Xuutiyiinta Yemen. Waa amrkii shanaad oo labo maalmood gudahood dhacda. Axaddii lasoo dhaafay…

