Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Idaacada Warsan oo aqrineyso Shukri Ismaaciil Axmed (Bidhaan)
June 2021
-
WARARKA MAANTA
Booliska Jarmalka oo baaris ku bilaabay wiil soomaali ah oo weerar ka geystay dalkaasi
by Admin June 28, 2021Booliska Germany ayaa si weyn ugu mashquulsan inay ogaadan waxa ku qasbay wiil Soogalooti Soomaali ah oo 3 maalin ka hor dil iyo dhaawac ka geestay magaalada Wurzburg ee dhacda…
-
Hoos ka dhageyso Warka Subax ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Maxamuud Cali C/llahi (Gaabshaa)
-
WARARKA MAANTA
Dahgeyso:-Qeybta 7 aad ee Barnaamijka barashada nafaqada wanagsan iyo badqabka cunada
by Warsan Radio June 28, 2021Toos:-dhageyso Qeybta 7 aad ee Barnaamijka barashada nafaqada wanagsan iyo badqabka cunada,maanta waxan kaga hadleynaa qorsheynta,diyaarinta iyo keydinta cunada.Barnaamijka ayaa waxa iska kaashadey Hayada Qaramada midoowe u qaabelsan Cunada iyo…
-
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
-
Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo C/raxman Axmed Maxamed (Oday)
-
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa shacabka iyo dowladda aan walaalaha nahay ee Jabuuti u diray hambalyo ku aaddan sannad guurada 44-aad ee ka soo wareegtay xornimada Jamhuuriyadda Jabuuti. Madaxweynaha…
-
Hoos ka dhageyso Warka Galab ee Idaacada Warsan oo aqrinayo C/llahi Nuur Aadan (Jecelow)
-
Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Idaacada Warsan oo aqrineyso Shukri Ismaaciil Axmed (BIdhaan)
-
WARARKA MAANTA
Weerar ku bilowday Qarax Iyo dagaal culus oo waaberigii hore ee saakay ka qarxay degaan ka tirsan Gobalka Mudug
by Admin June 27, 2021Wararka aan ka heleyno deegaanka Wisil ee Goboka Mudug ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaas waaberigii hore ee saakay uu ka dhacay dagaal Culus oo u dhexeeyay Ciidanka Daraawiishta Maamulka…

