Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Idaacada Warsan oo aqrineyso Shukri Ismaaciil Axmed (Bidhaan)
July 2021
-
Hoos ka dhageyso Warka Subax ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan (Qalinle)
-
WARARKA MAANTA
General Odawaa oo kormeeray fasiirimaha ciidamada ee duleedka Buulo Burde
by Admin July 14, 2021Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka, General Odawaa Yuusuf Raage oo maalmahaanba booqasho ku joogay Degmada Buulo Burde ee Gobolka Hiiraan ayaa kormeeray fasiirimaha Ciidanka Xoogga Dalka ku leeyihiin duleedka degmadaasi. Taliyaha…
-
WARARKA MAANTA
Dowladda oo war ka soo saartay dhibaatooyinka ay la kulmeen Muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku nool Koonfur Afrika
by Admin July 14, 2021Dowladda Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya ayaa war kasoo saartay dhibaatooyinka saacadahii lasoo dhaafay ay la kulmayeen muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku nool dalka Koofur Afrika. War qoraal ah oo caawa kasoo…
-
WARARKA MAANTA
Madaxweyne Lafta-gareen oo la kulmay Rugta Ganacsatada iyo Guddiga Gaadiidleyda
by Admin July 14, 2021Madaxweynaha Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) ayaa galabta Magaalada Baydhabo kula kulmay Rugta Ganacsatada Koonfur Galbeed iyo Guddiga Gaadiidleyda Soomaaliyeed. Kulanka oo ka dhacay Aqalka Madaxtooyada ee Magaalada Baydhabo…
-
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
-
Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Maxamed Cali Baaqow
-
WARARKA MAANTA
Dowlada Itoobiya oo heshiis Milatari la gashay Dowlada Ruushka
by Admin July 13, 2021Dowladda Itoobiya ayaa heshiis Iskaashi Militari ah la gashay dowlada Ruushka, iyadoo heshiiskuna uu yahay mid la xiriira Aqoonta Ciidan, Difaaca, Awoodda farsamo iyo qalabka ay adeegsanayaan. Heshiiskan ayaa yimid…
-
WARARKA MAANTA
Saraakiisha TPLF-ka oo sheegay inay qabsadeen magaalo kale, kuna sii durkayaan koonfurta
by Admin July 13, 2021Ciidamada Tigray ayaa sheegay Isniintii inay kusii siqayaan Koonfurta ayna magaalo kale dib uga qabsadeen ciidamada dowladda, ayaga oo muujinaya sida ay uga go’an tahay inay dagaalka sii wadaan illaa…
-
WARARKA MAANTA
RW Rooble oo kulan looga hadlay amniga doorashooyinka la qaatay guddiga amniga doorashooyinka.
by Admin July 13, 2021Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la qaatay guddiga amniga doorashooyinka oo isugu jira taliyeyaasha booliiska heer Fedaraal iyo heer dowlad goboleed, gobolka Banaadir iyo Taliska…

