Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo C/raxman Maxmed Axmed (Oday)
July 2021
-
Hoos ka dhageyso Warka Galab ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Maxmed C/raxman Cabdulle (Maleele)
-
Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Idaacada Warsan oo aqrineyso Shukri Ismaaciil Axmed (Bidhaan)
-
WARARKA MAANTA
Ururka Daalibaan oo la wareegay magaalo ku taal xadka dalka Pakistaan
by Admin July 15, 2021Deegaanada ay qabsanayaan ururka Daalibaan ayaa sii kordhaya xilli ay ciidamadii ka socday dalka Maraykanka ay ka baxayaan dalkaas. Wararkii ugu dambeeyay ayaa sheegaya in dagaalamayasha Daalibaanka ay qabsadeen magaalada…
-
Wararka ka imanaya gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in duqeyn dhanka cirka ah ay diyaaradaha dagaalka ka fuliyeen qeybo ka mid ah gobolka Jubbada Hoose. Duqeyntan ayaa lala beegsaday xubno…
-
WARARKA MAANTA
Faahfaahin ku saabsan Macalin dugsi quraan oo u dhintay sun ay siisay xaaskiisa
by Admin July 15, 2021Wararka ka imaanaya magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in ciidamada Booliska magaalada Beledweyne ay gacanta ku dhigeen haweenay la aaminsan yahay in ninkeeda oo macalin dugsi ahaa ay…
-
Ra’isal Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa marki ugu horreysay ka hadlay magaalooyinka Alamata iyo Koram ee ay dib u qabsadeen xoogagga TPLF, wuxuuna sheegay in dowladdiisu ay sameyneyso wax kasta…
-
Tirada dadka ku dhintay rabshadaha ka socdo dalka Koonfur Afrika ayaa gaartay 72 qof, ka dib qulqulatooyinka ka dhashay markii la xiray Madaxweynihii hore ee dalkaasi, Jacob Zuma. Dadka dhintay…
-
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
-
Hoos ka dhageyso Warka Galab ee Idaacada Warsan oo aqrineyso Shukri Ismaaciil Axmed (bidhaan)

