Hoos ka dhageyso dooda oo looga hadlaayo Doorka aya ku leedahay warbaahinta ka shaqeynta Nabada,waxa daadihinayey Wariye Muxidiin Xasan Xusni
July 2021
-
WARARKA MAANTA
Guddoomiye Cabdi Xaashi oo ku baaqay in la mideeyo guddiga doorashada gobolada Waqooyi
by Admin July 17, 2021War-saxaafadeed ay soo saareen xubnaha uu hormuudka u yahay guddoomiyaha Aqalka Sare, Cabdi Xaashi ayey kaga warbixiyeen halka uu marayo khilaafka iyo xal u helidda caqabadahii hortaagnaa doorashada kuraasta labada…
-
Gudoomiyaha golaha wakiillada dawlad goboleedka Jubaland Cabdi Maxamad Cabdiraxmaan ayaa magacaabay guddiga doorashada xubnaha u tartamaya Aqalka Sare ee barlamaanka federaalka. Guddiga la magacaabay oo ka kooban sagaal xildhibaan oo…
-
Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Muxidiin Xasan Maxamed (Xusni)
-
WARARKA MAANTA
RW Rooble oo ka hadlay jadwalka doorashooyinka ee la shaaciyay
by Admin July 17, 2021Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa soo dhaweeyay jadwalka hannaanka doorashooyinka labada aqal ee BFS ee uu soo saaray Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal ee FEIT. “Waxaan…
-
WARARKA MAANTA
Guddiga hirgelinta doorashooyinka oo shaaciyay Jadwalka Guud ee Doorashada Baarlamaanka Labada Aqal ee Soomaaliya
by Admin July 16, 2021Guddiga hirgalinta doorashooyinka heer Federaal ee Soomaaliya ayaa soo saaray jadwalka doorashooyinka ee Baarlamaanka Labada Aqal. Si waafaqsan mas’uuliyadda Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federal (GDHF) ka saaran hirgelinta doorashooyin degdeg…
-
Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo C/raxman Axmed Maxamed (Oday)
-
Hoos ka dhageyso Warka Galab ee Idaacada Warsan oo aqrineyso Shukri Ismaaciil Axmed (Bidhaan)
-
WARARKA MAANTA
Saraakiisha Haiti oo soo xiray Madaxii ugu sareeyay ee ammaanka Aqalka Madaxtooyada ee dalkaasi.
by Admin July 16, 2021Saraakiisha Dalka Haiti ayaa soo xiray Madaxii ugu sareeyay amaanka Aqalka Madaxtooyada Demetri Hirard si baaritaan loogu sameeyo kadib khaarijintii Madaxweyne Jofenel Moys. Afhayeen u hadashay Booliska ayaa u sheegtay…
-
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…

