Hoos ka dhageyso Warka Galab ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Maxamed C/raxman Cabdulle (Maleele)
July 2021
-
Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Idaacada Warsan oo aqrineyso Shukri Ismaaciil Axmed (Bidhaan)
-
Hoos ka dhageyso Warka Subax ee Idaacada warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan (Qalinle)
-
Wasaaradda Arrimaha Dibadda Israa’iil ayaa bayaan ay soo saartay ku sheegtay in Israa’iil ay dib ugu biirayso Midowga Afrika iyadoo noqonaysa waddan kor jooge ah. Tallaabadan ayaa sida uu qoray…
-
CIYAARAHAWARARKA MAANTA
Ciyaaraha Olombikada oo si rasmi ah uga furmay magaalada Tokyo
by Admin July 23, 2021Xaflada furitaanka Ciyaaraha Olombikada Xagaaga ayaa ka bilaabatay Tokyo ee afartii sanaba mar la qabto iyadoo sanadkii hore uu u baaqday tartankan cudurka faafa ee coronavirus. Boqorka Japan Naruhito iyo…
-
WARARKA MAANTA
Ra’iisul Wasaare Rooble oo xilka ka qaaday Agaasimihii Shaqaalaha hay’adda NISA iyo Taliyihii Nabad Sugidda garoonka Aadan Cadde
by Admin July 23, 2021Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo ka jawaabaya tallaabadii muwaadiniin Soomaaliyeed looga horjoogsaday in ay ka dhoofaan garoonka Aadan Cadde, ayaa xilka ka qaaday Agaasimihii Shaqaalaha hay’adda NISA Cabdullaahi Kullane…
-
Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Maxamed Cali Baaqow
-
Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Idaacada Warsan oo aqrineyso Shukri Ismaaciil Axmed (Bidhaan)
-
WARARKA MAANTA
Inkabadan Afar kun oo arday oo wax ka baranayay Muqdisho oo ku dhacay Imtixaanka dugsiga Sare
by Admin July 23, 2021Wasaaradda waxbarashada Hiddaha iyo tacliinta sare ee dalka ayaa shaacisay natiijada Imtixaanka dugsiyada sare ee dalka. Natiijada ayaa lagu sheegay in 34908 arday ah oo sanadkaan imtixaanka u fadhiisatay Imtixaankana…
-
WARARKA MAANTA
Raysal wasaaraha Soomaaliya oo kulan la qaatay Guddiga Doorashada heer Fedaraal
by Admin July 23, 2021Raysal wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa xalay kulan casho sharaf la qaatay guddiga doorashooyinka heer Fedaraal. Raysal wasaare Rooble ayaa cashada sharafta kadib ka xog wareystay guddiga halka ay…

