Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed C/raxman (Maleele} Dhageysi wanaagsan
July 2021
-
Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Maxamed Cali Baaqow
-
Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Idaacada Warsan oo aqrineyso Shukri Ismaaciil Axmed (Bidhaan)
-
WARARKA MAANTA
Dhageyso:-Barnaamijka arimaha Bulshada Gaar ahaan Caafimaadka.
by Warsan Radio July 25, 2021Hoos ka dhagyeso Barnaamijka Arimaha Bulshada oo todobaadka oo aan ku soo qaadaneyso Caafimaadka gaar ahaan waxan uga hadleynaa Cudurka Cancerka,Barnaamijka qeybihiisa dambe ayan dhageystayaasha qadka Telephoneka aga qeyb qaatey…
-
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa magacaabay guddiga qaban-qaabada iyo diyaarinta xaflada xuska maalinta 1-da August oo ku beegan markii landhisay Maamulka Puntland. Xubnaha Guddigaan ayaa ka kooban 7 Xubnood,…
-
Doorashada Aqalka sare ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya, ayaa la qorsheeyay in ay dhacdo maanta oo ku beegan 25-ka-July-2021, balse dib u dhac uu ku yimid. Madaxweyneyaasha Maamulada Puntland, Jubbland,Hirshabelle, Koofur…
-
Guddiga xalinta khilafaadka arrimaha doorashooyinka dalka oo soo saaray habraacyada lagu xalinaayo khilaafka ka dhasha doorashada Baarlamaanka Aqalka sare iyo shuruudaha loo baahanyahay in laso buuxiyo. Doorashada xildhibaanada Aqalka sare…
-
Hoos ka dhageyso Warka Subax ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan (Qalinle)
-
WARARKA MAANTA
Gudoomiyaha Guddiga Doorashooyinka oo gaaray Magaalada Kismaayo
by Admin July 25, 2021Wafdi uu hoggaaminayo Gudoomiyaha Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal, Maxamed Xasan Maxamed (Cirro) ayaa maanta gaaray Magaalada Kismaayo. Wafdigan ayaa waxaa Garoonka Diyaaradaha ee Sayid Maxamed Cabdulle Xasan ku soo…
-
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…

