Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Maxamed Cali Baaqow
July 2021
-
WARARKA MAANTA
Madaxweynaha Puntland Iyo QM Oo Ka Wada Hadlay Doorashada Aqalka Sare
by Admin July 26, 2021Ku-xigeenka Ergayga Qaramada Midoobey u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya Anita Kiki Gbeho iyo wafdi ay hoggaaminayso ayaa Maanta gaaray Magaalada Garoowe ee Caasimadda Maamulka Puntland. Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi…
-
Hoos ka dhageyso Warka Galab ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Muqtaar Sheekh Aadan (Dalmar)
-
WARARKA MAANTA
Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in 13 dagaalame iyo horjoogahoodii ay ku dileen gobolka Shabeelaha hoose
by Admin July 26, 2021Ciidamada Xooga dalka ayaa howlgalo qorsheysan ka sameeyay deegaano hoos yimaada degmada Awdhiigle ee gobolka sh/hoose. Howgalka ciidamada ka sameeyeen deegaanada hoos yimaada Awdhiigle ayaa la sheegay iney jawaab u…
-
WARARKA MAANTA
Ramla Cali oo Soomaaliya matalaysay oo looga adkaaday tartankii feerka ee Tokyo
by Admin July 26, 2021Ramla Cali oo ah gabadha Soomaaliya ku mataleysay cayaaraha feerka Olombikada ee Tokyo ayaa looga adkaaday dhibco kadib markii ay is wajaheen gabar kale oo ka socotay dalka Romania. Ramla…
-
WARARKA MAANTA
Qaramada Midoobay oo soo dhaweysay magacaabista guddiga Ilaalinta Qoondada Haweenka
by Admin July 26, 2021War-saxaafadeed ka soo baxay xafiiska Qaramada Midoobey ee Soomaaliya ayaa lagu soo dhaweeyey guddigii uu shalay Ra’iisul Wasaaraha Soomaliya Maxamed Xuseen Rooble u magacaabay ilaalinta qoondada haweenka ee 30%, inta…
-
WARARKA MAANTA
Guddoomiyaha Guddiga Doorashada Federalka oo kulamo ka bilaabay Kismaayo
by Admin July 26, 2021Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Dadban ee Federaalka Maxamed Xasan Cirro iyo Guddiga dowlad goboleedka Jubbaland u qaabilsan Doorashooyinka Labada Gole ee Baarlamaanka Federaalka ayaa ku kulmay magaalada Kismaayo. Waxa ay kawada…
-
WARARKA MAANTA
Mareykanka oo cadeeyay inuu si wadi doono taageerada Afghanistan uu ka siiyo la dagaalanka Daalibaan
by Admin July 26, 2021Sarkaal sare oo ka tirsan milateriga Mareykanka ayaa sheegay in ay sii wadi doonaan duqeymaha diyaaradeed ee ka wadaan dalka Afghanistan oo dhawaan ay kala baxeen ciidamadooda. Mareykanka ayaa xusay…
-
WARARKA MAANTA
Itoobiya Airlines oo isticmaaleysa garoonka diyaaradaha Khartuum jawiga Itoobiya oo xun dartiis
by Admin July 26, 202112 diyaaradood oo ka mid ah diyaaradaha Itoobiya Airlines ayaa ka degay saacadihii lasoo dhaafay garoonka diyaardaha Khartuum ee dalka Suudaan kadib markii uu xumaaday jawiga garoonka diyaaradaha ee dalka…
-
Hoos ka dhageyso Warka Subax ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan (Qalinle)

