Hoos ka dhageyso Warka Galab ee Idaacada warsan oo aqrinayo Muxidiin Xasan Maxamed (Xusni)
August 2021
-
WARARKA MAANTA
Wasiirka Gaashaandhiga oo ku guuleystey kursi Aqalka Sare ah
by Admin August 15, 2021Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Xasan Xuseen Xaaji ayaa loo doortay kursi ka mid ah kuraasta Aqalka Sare doorsho ka dhacday magaalada Baydhabo. Xasan Xuseen Xaaji ayaa helay Codad gaaraya ilaa 74…
-
Hoos ka dhageyso Warka Duhurnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Maxamed C/raxman Cabdulle (Maleele)
-
WARARKA MAANTA
Wafdi uu hoggaaminayo guddoomiye ku-xigeenka guddida xalinta khilaafadka oo kusoo wajahan Baydhabo
by Admin August 15, 2021Wafdi ka socda Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashada oo uu hogaaminayo gudoomiye ku-xigeenka Guddiga Maxamed Ibrahim Barre ayaa saakay usoo safray magaalada Baydhabo ee caasimada ku-meelgaarka ah Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed.…
-
WARARKA MAANTA
Maxaa ka jira wararka sheegaya in C/rashiid Janan u wareegay Mucaaradka
by Admin August 15, 2021C/rashiid Janan Wasiirkii hore ee Amniga Jubbaland oo bilo ka hor isku dhiibay dowladda Federaalka, kaddib heshiis uu la galay ayaa la sheegay in khilaaf uu soo kala dhex isaga…
-
Hoos ka dhageyso Warka Subax ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Muxidin Xasan Maxamed (Xusni)
-
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
-
Hoos ka dhageyso Warka fiidnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo C/raxman Maxamed Axmed (Oday)
-
Natiijo hordhac oo Sabtida maanta ah kasoo baxday doorashadi madaxtinimada dalka Zambia ayaa muujineysa inuu ku horreeyo hogaamiyaha mucaaridka Hakainde Hichilema. Hichilema ayaa codadka ilaa iyo hadda la tiriyay ka…
-
Hoos ka dhageyso Warka galabnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo C/llahi Nuur Aadan (Jecelow)

