Hoos ka dhageyso Warka Subax ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Muxidiin Xassan Maxamed (Xusni)
August 2021
-
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
-
Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo C/raxaman Axmed Maxamed (Oday)
-
Hoos ka dhageyso Warka oo aqrinayo Maxamed Iidow Shariif (Happy)
-
Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Idaacada Warsan oo aqrineyso Shukri Ismaaciil Axmed (Bidhaan)
-
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa soo saaray liiska 22-ka musharax ee u tartamaya 11-ka kursi ee Puntland afarta sano ee soo socota ku matali doona Aqalka Sare ee Baarlamaanka…
-
WARARKA MAANTA
Soomaaliya oo ka qeybgaleysa Shirweynaha Midowga Boostada Adduunka
by Admin August 10, 2021Wasiirka Isgaarsiinta iyo TeknoolojiyadaXukuumadda Soomaaliya, Cabdi Sheekh Axmed, ayaa ka qeybgalaya Shirweynaha Midowga Boostada Adduunka oo ka furmay caasimadda dalka Ivory Coast ee Abidjan. Shirweynahan oo sanadkii hore u baaqday…
-
Maanta ayaa waxaa lagu wadaa in Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble in uu safar ku tago Magaalada Nairobi ee dalka Kenya kadib casuumaad uu ka helay madaxweynaha dalkaas.…
-
Hoos ka dhageyso Warka Subax ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Muxidiin Xasan Maxamed (Xusni)
-
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…

