Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo C/raxman Maxamed Axmed (Oday)
August 2021
-
Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Idaacada Warsan oo aqrineyso Shukri Ismaaciil Axmed (Bidhaan)
-
WARARKA MAANTA
Midowga Musharaxiinta oo ka hadlay khilaafka Farmaajo iyo Rooble
by Admin August 9, 2021Midowga Musharaxiinta ayaa soo dhaweeyay go’aanka Ra’iisul Wasaare Rooble uu uga hor yimid tallaabadii Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday ee Farmaajo uu ku joojiyay in heshiisyo ay gasho Xukuumadda illaa doorashada…
-
WARARKA MAANTA
Maamulka Puntland oo soo dhaweeyay Hoggaaminta Rooble Xilliga Kalaguurka
by Admin August 9, 2021Maamulka Puntland ayaa noqday maamul goboleedkii ugu horeeyay ee ka hadla xiisada siyaasadeed ee u dhexeysa hogaanka ugu sareeya dalka. Qoraal ka soo baxay Madaxtooyada Puntland ayaa lagu bogaadiyay Ra’iisul…
-
Hoos ka dhageyso Warka Subax ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Muxidiin Xasan Maxamed (Xusni)
-
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
-
Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo C/raxman Maxamed Axmed (Oday)
-
WARARKA MAANTA
Rooble oo si adag uga jawaabay war kasoo baxay Xafiiska Farmaajo
by Admin August 8, 2021Ra,iisul wasaaraha Soomaaliya oo si adag uga soo horjeestay qoraalkii xalay ka soo baxay xaafiiska Madaxwaynaha JS, isgaoo sheegay in xukuumadda Soomaaluya ay dalka mas’uul ka tahay, ayna soo celin…
-
WARARKA MAANTA
Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo xilalkii ka qaaday Wasiiro kuwo kalena Magacaabay
by Admin August 8, 2021Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa xil ka qaadis ku sameyey Xubno ka tirsan Gollaha Wasiirada halka kuwo kalena isku shaandheyn lagu Sameyey. Wareegto kasoo baxday…
-
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa qaabilay Guddiga Xaqiijinta Qoondada haweenka ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya. Ra’iisul Wasaaraha ayaa Guddiga ka dhageystay warbixin ku aaddan howlaha u qabsoomay, isagoo…

