Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan (Qalinle)
August 2021
-
WARARKA MAANTA
Senator Samsam Ibraahim Cali oo ku soo baxday doorashada Aqalka sare ee Baydhabo
by Admin August 2, 2021Magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ah maamulka Koonfur Galbeed waxaa ka socota doorashada xubnaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka ku matalaya maamulkaas. Samsam ibraahim Cali ayaa noqotey xildhibaankii ugu horeeyey…
-
WARARKA MAANTA
Afganistaan: dagaalka u dhexeeya ciidamada iyo Taalibaan oo sii xoogeystay
by Admin August 2, 2021Dagaallo u dhexeeya ciidamada Afghanistan iyo Taalibaan ayaa ku sii fidaya gudaha dalkaasi,iyadoo saddex gobol oo ku yaal koonfurta iyo galbeedka dalkaasi ay wajahayaan xaalado qatar ah oo keeni karta…
-
WARARKA MAANTA
Wafdi uu hogaaminayo Guddoomiyaha Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka Soomaaliya oo Soo gaaray Magaalada Baydhabo.
by Admin August 2, 2021Guddoomiyaha Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka Soomaaliya Cabdullahi Abyan Nuur iyo wafti uu hogaaminayo ayaa saaka Soo gaaray Magaalada baydhabo Dowlad Goballeedka Koonfur Galbeed. Xubnahan Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka ee ku…
-
WARARKA MAANTA
DFS oo faahfaahin ka bixisay warbixintii dhawaan ay soo saareen guddiga midowga Afrika.
by Admin August 2, 2021Wasaaradda Arrimaha Dibedda Soomaaliya ayaa si rasmi ah uga jawaabtay warbixin ay dhowaan diyaariyeen guddi qiimayn ah oo ka socda Midowga Afrika oo ku saabsanayd mustaqbalka hawlgalka AMISOM ee Soomaaliya.…
-
WARARKA MAANTA
Iran oo beenisay inay ku lug laheyd weerar lagu qaaday markab ay laheyd Israa’iil
by Admin August 2, 2021Iran ayaa beenisay inay ku lug laheyd weerar lagu qaaday markab shidaal oo ay laheyd Israa’iil kaas oo marayay xeebaha Cummaan labo maalmood ka hor. Afhayeen u hadlay wasaaradda arrimaha…
-
WARARKA MAANTA
RW Rooble oo la kulmay gudoomiye Cabdi Xaashi iyo Mahdi Guulleed
by Admin August 2, 2021Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble, ayaa maanta mar kale la kulmay Guddoomiyaha Aqalka Sare ee BFS Cabdi Xaashi Cabdillaahi iyo Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed. Ra’iisul wasaaraha…
-
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
-
WARARKA MAANTA
Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo la kulmay Guddiyada Doorashooyinka
by Admin August 1, 2021Madaxweynaha Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) ayaa Madaxtooyada Magaalada Baydhabo kula kulmay Guddiyada Hirgelinta Doorashooyinka iyo Gudoomiye Kuxigeenka 1aad ee Baarlamaanka Koonfur Galbeed, Maxamed Nuur Macalin. Kulanka oo casho…
-
Hoos ka dhageyso Warka oo aqrinayo C/raxman Axmed Maxamed (Oday)

