Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed C/raxman (Maleele} Dhageysi wanaagsan
August 2021
-
Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo C/raxman Axmed Maxamed (Oday)
-
Hoos ka dhageyso Warka Galab ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Maxamed Iidow Shariif (Happy)
-
WARARKA MAANTA
Go’aano kasoo baxay kulankii RW Rooble & Guddiga doorashooyinka Xildhibaannada Gobolada Waqooyi
by Admin August 3, 2021Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo kulan la qaatay Guddiga doorashooyinka Xildhibaannada labada gole ee Gobollada Waqooyi, ayaa sheegay in xubnaha guddiga laga doonayo in ay ka…
-
WARARKA MAANTA
RW Rooble oo kulan ugu yeeray Guddiga Doorashooyinka Gobolada Waqooyi
by Admin August 3, 2021Ra’iisal Wasaaraha Somaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan isugu yeeray Xubnaha Guddiga Doorashooyinka Gobolada Waqooyi (Somaliland), ka dib war qoraala oo ka soo baxay xafiiskiisa. Warka waxaa lagu sheegay in…
-
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
-
Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo aqrineyso Shukri Ismaaciil Axmed (Bidhaan)
-
WARARKA MAANTA
Xuseen Maxamed Daahir oo noqday Senatorkii 5aad ee Baydhabo lagu doorto
by Admin August 2, 2021Musharax Xuseen Maxamed Daahir ayaa noqday Senatorkii shanaad, uguna dambeeyay doorashada shan kursi oo maanta ka dhacday Magaalada Baydhabo. Xuseen Maxamed Daahir oo nin dhalinyaro ah ayaa helay 71 cod,…
-
WARARKA MAANTA
Maxamuud Maxamed Cabdinuur oo noqday Senatorkii 4aad ee lagu doorto Baydhabo
by Admin August 2, 2021Kursiga 4aad Doorashada Senatorada Aqalka Sare ee ka socoto Magaalada Baydhabo ayaa waxaa ku soo baxay Maxamuud Maxamed Cabdinuur, oo ka adkaaday musharax Nuur Baabul Caddow. Maxamuud Maxamed Cabdinuur ayaa…
-
WARARKA MAANTA
Wasiiru dowlaha Arrimaha Gudaha oo ku guuleystey doorashada Aqalka Sare
by Admin August 2, 2021Wasiiru-dowlaha arrimaha gudaha, federaalka iyo dib u heshiisinta xukuumadda xilgaarsiinta Adan Cabdinasir ayaa ku guuleystey mid ka mid ah kuraasta Aqalka Sare ee doorashadiisu maanta ka dhacday magaalada Baydhabo. Aadan…

