Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed C/raxman (Maleele} Dhageysi wanaagsan.waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed C/raxman (Maleele} Dhageysi wanaagsan.
September 2021
-
Hoos ka dhageyso Warka Galab ee Idaacada Warsan oo aqrinayo C/llahi Nuur Aadan (Jecelow)
-
WARARKA MAANTA
Hey’adda FAO & Dowladda Soomaaliya oo bilaabay xog ururin ku saabsan wax soo saarka beeraha
by Admin September 1, 2021Hey’adda FAO iyo Dowladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa bilaabay wada-hadaladii ugu horreeyay ee loogu diyaargaroobo Shir-weynaha Qaramada Midoobay ee bishaan looga hadlaayo nidaamyada cuntada dunida. Wadahadaladaan hordhaca ah ee ka…
-
Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Maxamuud Cali Cabdullahi (Gaabshaa)
-
WARARKA MAANTA
Wararkii ugu dambeeyay ee Cudurka Covid 19 ee dalka Soomaaliya
by Admin September 1, 2021Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan geliyay 67xaalado cusub oo COVID-19 ah 24-kii saac ee la soo dhaafay,…
-
WARARKA MAANTA
Musharax Daahir Geelle oo la kulmay Guddoonka Dallada Warbaahinta SOMA (SAWIRO)
by Admin September 1, 2021Musharax Madaxweynaha Soomaaliya ahna Guddoomiyaha Xisbiga Dan Qaran Daahir Maxamed Geelle ayaa kulan casho ahaa waxaa uu xalayto la qaatay guddoonka dalladda warbaahinta Soomaaliyeed ee SOMA. labada dhinac ayaa kulankooda…
-
English newsWARARKA MAANTAWARARKII MAANTA
SOMA concluded a three –day General Assembly Meeting in Mogadishu
by Admin September 1, 2021in partnership with IMS/FOJO, The Somali Media Association (SOMA) has organized and concluded today the third day of three -day General Assembly meeting at Sahafi Hotel in Mogadishu, Somalia. The…

