Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya C/Rashid Axmed Ibraahim (Rashka Boy)
December 1, 2021
-
Hoos ka dhageyso Warka Caawa ee Idaacada Warsan oo aqrinaayo Wariye Yuusuf Sheekh Aadan (Qalinle)
-
Hoos ka Dhageyso Warka Galab ee Idaacada Warsan oo aqrinaayo Wariye Maxamed C/raxamaan Cabdulle (Maleele)
-
WARARKA MAANTA
Guddiga doorashada heer federal oo sheegay in ay baaritaan ku sameynayaan habka loo maray doorashada kursiga
by Admin December 1, 2021Guddiga doorashada Soomaaliya ayaa sheegay in ay baaritaanno ku sameynayaan habka loo maray doorashada kursiga golaha shacabka ee tirsiigu yahay 103, oo la ogyahay inuu dacwad kasoo gudbiyay guddoomiyihii hore…
-
Xubno ka tirsan Ururka Al-Shabaab ayaa saaka waxaa ay weerar ku qaadeen Saldhiga Ciidamada Jubbaland ku leeyihiin degaanka Baar Sanguuni oo kuyaal duleedka Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose. Dagaal…
-
WARARKA MAANTA
Shirkadda Twitter Oo Yeelatay Maamul Cusub Soona Saartay Amaro Culus
by Admin December 1, 2021Shirkadda Twitter yaa ku dhawaaqday balaarinta siyaasaddeeda macluumaadka gaarka ah iyadoo mamnuucday wadaaga sawirada gaarka ah iyo fiidiyowyada dadka ogolaansho la’aan. Haddii aad isticmaashid sawir ama muuqaal video ah amar…
-
WARARKA MAANTA
Lafta-Gareen Oo Farriin U Diray Guddiga Doorashada Koofur Galbeed
by Admin December 1, 2021Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) kulan la yeeshay Guddiyada doorashooyinka, isagoo kala hadlay arrimo ku aaddan doorashooyinka dalka. Kulanka uu Madaxweyne Lafta gareen la qaatay Guddiyada …

