Hoos ka dhageyso Warka Duhurnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheeikh Aadan (Qalinle)
2021
-
At least five people have died of starvation after losing their livestock to drought in central Somalia. According to Ahmed Mohamed Shire, the deputy governor of the Mudug region for…
-
Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa heshiis cusub la saxiixatay dowladda Finlanad, kaasi oo ku kacaya €7.65 milyan Euro oo u dhiganta $8.64 milyan oo dollar. Wasiirka Waxbarashadda Hiddaha iyo Tacliinta Sare…
-
WARARKA MAANTA
Ra’iisul Wasaare Rooble oo sheegay in dalku galay doorasho xor & xalaal ah
by Admin December 15, 2021Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble oo ku sugan dalka Jabuuti ayaa ka sheegay munaasabad halkaasi ka dhacday in uu tixgelin doona wixii dan u ah Soomaaliya ee kasoo…
-
WARARKA MAANTA
Beesha Caalamka oo Guddiyada doorashooyinka kala hadashay cabashada ka timid doorashooyinka
by Admin December 15, 2021Waxaa Magaalada Muqdisbo kulan ku geeshay Guddiga Hirgalinta Doorashada ee Heer Federaal, Guddiga Hirgalinta doorashada heer Dowlad Goboleed iyo Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashada iyo deeq-bixiyeyaasha Caalamiga ah ee Soomaaliya. Kulanka…
-
WARARKA MAANTA
Warbixin ka dhan ah Itoobiya oo loo gudbiyay Golaha xuquuqul Insaanka QM
by Admin December 15, 2021Golaha xuquuqul Insaanka Qaramada Midoobey ayaa Jimcaha kulan xasaasi ah ka yeelan doona qoraal qabyo ah, oo uu u soo gudbiyay Midowga Yurub, lana xiriira dagaalka ka socda dalka Itoobiya.…
-
Iyadoo Golaha Midowga Musharaxiinta ee mucaaradka uu ka biyo diidan yahay in la sii wado Doorashada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Somaliya ayaa waxaa muuqata in Guddiga Doorashooyinka ay qabanayaan doorashada…
-
WARARKA MAANTA
Wasiirka Gaashaandhigga oo la kulmay Wakiilka Qaramada Midoobey ee dalka
by Admin December 15, 2021Wasiirka Gaashaandhigga Somaliya, Xasan Xuseen Xaaji ayaa maanta Magaalada Muqdisho kula kulmay Ergayga Gaarka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey u qaabilsan arrimaha Somaliya, Amb. James Swan. Kulanka ayaa looga hadlay…
-
WARARKA MAANTA
Ururka Shabaab oo la wareegay deegaanka Ceeldheere oo hoos-tagga Dhuusamareeb
by Admin December 15, 2021Maleeshiyada Ururka Al Shabaab ayaa xalay bilaa dagaal kula wareegay gacan ku haynta deegaanka Ceeldheere ee Gobolka Galgaduud. Ceeldheere ayaa ku taala waddada xiriirisa Magaalooyinka Dhuusamareeb iyo Guriceel, iyadoo qiyaastii…
-
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya C/Rashid Axmed…

