Hoos ka Dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinaayo Wariye Yuusuf Sheikh Aaden (Qalinle)\
2021
-
WARARKA MAANTA
Wasiirka arrimaha dibedda Soomaaliya oo qaabbilay Danjiraha Qadar oo booqasho sharafeed ugu tagay
by Admin December 14, 2021Wasiirka arrimaha dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa maanta Muqdisho ku qaabbilay Danjiraha Dowladda Qadar u jooga Soomaaliya, Mudane Xasan Bin Xamsa Asad, oo booqasho sharafeed…
-
WARARKA MAANTA
Ciidanka Xoogga oo gurmad biyo Dhaamin ah u sameeyey Qaar ka mid ah Dadka Abaaruhu saameeyeen
by Admin December 14, 2021Taliska Qeybta 60-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa Biyo Dhaamin u sameeyey Qoysaska Danyerta ah ee ku nool Kaamamka Ku yaala Duleedka Magaalada Baydhabo kuwaas oo ka soo Barakacay…
-
WARARKA MAANTA
Wasiirka Waxbarashada oo ka qayb galay Shirka dib-u-eegista Arrimaha Waxbarashadda Caalamka
by Admin December 14, 2021Wasiirka Waxbarashadda, Hiddaha iyo Tacliinta Sare Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Abuukar Xaaji, (Cabdullaahi Carab) iyo Wafti uu Hogaaminaayo ayaa magaalada Dubai ee Wadanka isku-taga Imaaradka Carabta uga qeyb gelay…
-
WARARKA MAANTA
Shirka sanadlaha ee Machadka Heritage oo ka furmay dalka Jabuuti
by Admin December 14, 2021Shirka sanadlaha ee Machadka Heritage ayaa maanta ka furmay Magaalada Djibouti ee Xarunta Jamhuuriyadda Jabuuti. Shirkan oo noqonayo kiisii afaraad ee dalkaasi lagu qabto ayaa waxa uu sanadkan ku soo…
-
Maleeshiyada Al Shabaab oo maanta la wareegay gacan ku haynta Magaalada Matabaan ee Gobolka Hiiraan ayaa la soo sheegaya in ay dib uga baxeen magaaladaasi. Ka hor inta aanay dib…
-
WARARKA MAANTA
Guddiga Xalinta khilaafaadka doorashooyinka iyo Safaaradda Ingiriiska oo ka wada-hadlay xal u helidda cabashooyinka kuraasta qaar ee doorashada Golaha Shacabka.
by Admin December 14, 2021Guddoomiye ku-xigeenka Guddiga Xalinta Khilaafaadka Maxamed Ibraahim iyo Axmed Yusuf oo xubin ka ah guddiga ayaa kulan la qaatay Danjijaha Midowga Boqortooyada Ingiriiska Marwo Kate Foster. Kulankan oo ka dhacay…
-
WARARKA MAANTA
Soomaaliya oo ka qeyb galeysa shir ka furmaya dalka Lubnaan.
by Admin December 14, 2021Wasiiru dowlaha Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Mudane Cabdi Axmed Qaasim ayaa goor dhow gaaray magaalada Beyruut ee dalka Lubnaan, halkaasi oo si diiran loogu soo dhaweeyay ugana qeyb gali…
-
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya C/Rashid Axmed…
-
Hoos ka Dhageyso Warka Galab ee Idaacada Warsan oo aqrinaayo Wariye Mukhtar Sheekh Aadan (Dalmar)

