Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya C/Rashid Axmed Ibraahim (Rashka Boy)
2021
-
Hoos ka dhageyso Warka Galab ee Idaacada Warsan oo aqrinayo C/llahi Nuur Aadan (Jecelow)
-
Hoos ka dhageyso Warka Duhurnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheeikh Aadan (Qalinle) Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan (Qalinle) Dhageyso:- Warka…
-
WARARKA MAANTA
Nin dilay Muwaadin Soomaali ah oo Maxkamad lagu soo taagay Mareykanka
by Warsan Radio December 12, 2021Ninka oo lagu Magacaabo Marlow Ramsey Carson ayaa Magaalada Minneapolis ee dalka Mareykanka waxaa uu ku dilay muwaadin Soomaaliyeed oo magaciisa lagu soo koobay liibaan, kaas oo kamid ahaa Soomaalida…
-
WARARKA MAANTA
Khilaafkii ka dhex taagnaa Madaxda Somaliland ayaa magaalada Muqdisho laga xaliyay
by Warsan Radio December 11, 2021Mad-madowhii maalmihii la soo dhaafay soo kala dhex galay Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka iyo Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi ee ku saabsanaa Arrinta doorashada Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Gobolada Waqooyi ayaa…
-
WARARKA MAANTA
Kulan looga hadlaayay Amniga ayaa ka dhacay magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka
by Warsan Radio December 11, 2021Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed S/gaas ayaa shir la qaatay saraakiisha Boliiska qeybahooda waxaana shirkaas looga hadlay dardar galinta howlaha amniga gobolka Banaadir. Taliye Xijaar ayaa sheegay in ay tahay wax…
-
WARARKA MAANTA
Hirshabeelle oo war ka soo saartey qarax lala beegsadey xildhibaano
by Warsan Radio December 11, 2021Guddoomiyaha Baarlamanka Dowlad Goboleedka Hirshabelle Dr Abdulhakim Lukman Haji Mohamed ayaa Cambaareyay Qarax lala beegsaday xildhibaano iyo shacab ku sugnaa goob ay dadka iskugu yimaadan ee caasimada Hirshabelle ee Jowhar…
-
Qarax sababay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa goordhow ka dhacay magaalada Jowhar ee caasimadda Dowlad goboleedka Hirshabeelle. Sida ay Radio Warsan u xaqiijiyeen dadka deegaanka Qaraxa oo ahaa…
-
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya C/Rashid Axmed…
-
Hoos ka dhageyso Warka Galab ee Idaacada Warsan oo aqrinaayo Wariye Mukhtar sheekh Aaden (Dalmar)

