Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye C/llahi Nuur Aadan (Jecelow) Dhageysi wanaagsan.
February 2022
-
WARARKA MAANTA
Midowga Afrika oo sheegay xilliga uu Somalia ka bilaabanayo howgalka ATMIS
by Warsan Radio February 28, 2022Guddoomiyaha arrimaha siyaasadda, amniga iyo nabadgelyada ee Midowga Afrika, Danjire Bankole Adeoye, oo maanta saxaafadda kula hadlay Muqdisho ayaa shaaciyay in 1-da bisha April uu hawlgal cusub ka shaqo billaabi…
-
WARARKA MAANTA
Dowlad marti galineysa wada hadallo dhex mara Ukraine & Ruushka
by Warsan Radio February 28, 2022Dowladda Belarus, ayaa sheegtay iney diyaarisay goob lagu marti galinayo wada hadal u dhaxeeya wufuud ka kala socota Ukraine iyo Ruushka, iyadoo duullaanka maamulka Moscow uu ku qaadey dalka dariska…
-
Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee idaacada Warsan, Tabiye (Yuusuf Sheekh Aadan)
-
WARARKA MAANTA
Dowladda Soomaaliya oo cambaareysay tallaabo ay qaaday Somaliland ‘
by Warsan Radio February 28, 2022Safiirka dowladda Soomaaliya u fadhiya dalka Shiinaha, Cawaale Cali Kilane, ayaa cambaareeyay wada-hadallada u dhaxeeya Taiwan iyo Somaliland, isaga oo caro ka muujiyay tallaabada Taiwan ay ku doonayso in ay xafiis…
-
WARARKA MAANTA
RW Rooble oo Guddi qiimeyn u Magacaabay Garbahaarreey
by Warsan Radio February 28, 2022Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay Guddi soo qiimeeya xaaladda Deegaan doorashada labaad ee Jubbaland ee Magaalada Garbohaarreey Gobolka Gedo.Guddiga oo ka kooban 7 Xubnood ayaa ka…
-
Hoos ka dhageyso Warka duhur ee idaacada Warsan, Tabiye (Yuusuf Sheekh Aadan)
-
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye C/llahi…
-
Hoos ka dhageyso Warka Galabnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan (Qalinle)
-
WARARKA MAANTA
Ciidamada Ukraine oo dib ula wareegay magaalo ay Ruushka qabsadeen
by Warsan Radio February 27, 2022Ciidamada Ukraine ayaa dib ula wareegay gacan ku haynta magaalada muhiimka ah ee Kharkiv, sida uu sheegay guddoomiyaha gobolka. Xoogaga Ruushka waxaa u suurtagashay in ay gudaha u galaan magaalada,…

