Hoos ka dhageyso Warka Duhurnimo ee Idaacada Warsan oo aqrineyso Shukri Bidhaan
February 2022
-
WARARKA MAANTA
Afhayeenka Xukuumadda Mocalimuu oo Xildhibaan Golaha Shacabka loo doortay
by Warsan Radio February 27, 2022Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxaa weli waxaa ka socota doorashada kuraas kamid ah Golaha Shacabka, waxaana goordhow la doortay kursiga labaad ee Golaha…
-
WARARKA MAANTA
Ciidanka Ruushka ayaa gudaha u galay magaalada labaad ee ugu weyn dalka Ukraine
by Warsan Radio February 27, 2022Ciidanka Ruushka ayaa gudaha u galay magaalada labaad ee ugu weyn dalka Ukraine oo lagu magacaabo Kharkiv, sida ay warbaahinta u sheegeen saraakiil ka tirsan Ukraine. Dowladda Ukraine waxaa ay…
-
WARARKA MAANTA
Howlgal dad badan lagu qabqabtay oo laga sameeyay Muqdisho
by Warsan Radio February 27, 2022Ciidamo katirsan Booliska Soomaaliya gaar ahaan qeybta Bari oo ay wehlinayeen Ciidamada Duufaan ee NISA ayaa howlgallo qorsheysan oo dad farabadan lagu qabtay waxaa ay ka sameeyeen laba degaan oo…
-
Dhageyso Barnaamijka barashada beeraha oo looga hadlaayo sida hagaagsan ee loo maareeyo gusashada Dalaga,Barnaamijka waxaa soo saartey Hayada Qaramada Midoowe uqabelsan cunada iyo beeraha ee FAO iyo Radio Warsan Dhageyso:-Barnaamijka…
-
Waxaa la soo sheegayaa in dagaal uu ka socdo waddooyinka magaalada Kharkiv. Ciidamada Ruushka ayaa gudaha u galay magaalada saacadii lasoo dhaafay, sida ay sheegeen saraakiisha deegaanka. Muuqaallada baraha bulshada…
-
Barnaamijka Arimaha Caalamka waxaa idin soo jeedinaaya Wariye Shukri Ismaciil Axmed (Shukri Bidhaan)
-
WARARKA MAANTA
Doorashada kuraas kamid ah Golaha Shacabka oo ka socota Beledweyne
by Warsan Radio February 27, 2022Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan waxaa ka socota doorashada kuraas kamid ah Golaha Shacabka, kuwaas oo jadwalkooda ay dhawaan shaaciyeen Guddiga hirgelinta doorashooyinka. Maanta ayaa qorshuhu yahay in Beledweyne…
-
WARARKA MAANTA
Doorashada kuraas kamid ah golaha Shacabka oo Maanta dhaceysa
by Warsan Radio February 27, 2022Gudiga hirgelinta heer dowlad Goboleed ee Hir-Shabeelle ayaa Maanta Magaalada Beledweyne ku qabanaya doorashada lix kamid ah kuraasta Golaha Shacabka, kuwaas oo guddiga horay u shaaciyeen. Shalay ayaa qorshuhu ahaa…
-
WARARKA MAANTA
Somaliland oo Wafdi u dirtay degaano ay abaar kajirto
by Warsan Radio February 27, 2022Wafdi uu Hoggaaminayo Madaxweyne ku- xigeenka Somaliland ayaa kormeer Maanta ugu baxay degaannada Goboladda Barigga Somaliland. Degaannada ay Abaarta ka jirta ayaa ah mid Dadka iyo xoolahaba saamayn-xoogan ku reebtay…

