Dhageyso Su’aal weydiints qeybtii 2aad ee Qabiirka Barnaamijka Beeraha waxan maanta ka jawaabney qaar ka mid ah su’aalihii beeralayda nasoo waydiiyeen iyo qadka telefoonka aan u furney dhagaystayaasha waxaana barnaamijka marti noogu ah Abdisamad C/llahi Hood oo ah qabiir ku taqasusay beerah,Barnaamijka ayaa waxaa soo saartey Hayada Qaramada Midoowe u qaabelsan cunada iyo Beeraha ee FAO iyo Idaacada Warsan
February 2022
-
Hoos ka dhageyso Warka Galabnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Muqtaar Sheekh Aadan (Dalmar)
-
WARARKA MAANTA
Madaxweyne Axmed Madoobe Oo Baaq U Diray Bulshada Magaalada Kismaayo
by Warsan Radio February 23, 2022Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe, ayaa maanta daah-furay mashruuca dhismaha wadooyin laami ah oo ka kooban 31km oo qeybtii ugu horaysay oo ka kooban 8-km uu…
-
WARARKA MAANTA
Duqa Magaalada Muqdisho Oo Farriin U Diray Waaxda Caafimaadka Dowladda Hoose Ee Xamar
by Warsan Radio February 23, 2022Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa kulan gaar ah la qaatay Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda xilgaarsiinta Fowziya Abiikar Nuur iyo Agaasimaha Caafimaadka ee…
-
Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan (Qalinle)
-
-
Hoos ka dhageyso Barnaamijka ciyaaraha ee Idaacada Warsan Waxaa Soo jeedinayaa Bilaal Hilaal Sheik
-
WARARKA MAANTA
Shiinaha oo ergey cusub u soo magacaabay dalal ay kujirto Soomaaliya
by Warsan Radio February 23, 2022Dowlada Shiinaha ayaa Xue Bing u soo magacawday in uu noqdo ergay uga wakiil noqon doona Geeska Afrika. Wadamada Geeska Afrika oo ay colaaduhu ka jiraan sida Itoobiya,Eriteriya iyo Soomaaliya…
-
WARARKA MAANTA
Afhayeenka Xukuumadda Soomaaliya oo dalka dib ugu soo laabtay
by Warsan Radio February 23, 2022Afhayeenka Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Ibraahim Macalimuu ayaa Maanta dib ugu soo laabtay Magaalada Muqdisho kadib markii uu kasoo bogsaday qarixii uu ku dhaawacmay ee lala eegtay. Garoonka Diyaaradaha Aadan-Cadde ee…
-
WARARKA MAANTA
Maamulka gobolka Gedo oo war kasoo saaray doorashada Degmada Garbahaarey
by Warsan Radio February 23, 2022Guddoomiyaha maamulka gobolka Gedo, Mudane Axmed Buulle Gareed ayaa ka hadlay doorashada 16-ka kursi ee taalla gudaha magaalada Garbahaarey ee xarunta gobolka, kuwaas ay hareeyeen murano xoogan. Buulle ayaa shaaciyey…

