Hoos ka dhageyso Warka Duhurnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan (Qalinle)
February 2022
-
WARARKA MAANTA
Doorashada kuraas kamid ah Golaha Shacabka oo Maanta dhaceysa
by Warsan Radio February 22, 2022Guddiga hirgelinta doorashooyinka heer dowlad Goboleed ee Maamulka Jubbaland ayaa Maanta Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose ku qabanaya doorashada 5 kamid ah kuraasta Golaha Shacabka. Shalay ayaa ilaa 10…
-
WARARKA MAANTA
Madaxwaynaha Ruushka oo amar ku aadan Ukrain siiyay Ciidamadiisa
by Warsan Radio February 22, 2022Ciidamada Ruushka ayaa lagu amray inay labada gobol ka fuliyaan waxa loogu yeero “howlgalka nabad ilaalinta. Wararka ka imaanaya gobolka Donetsk oo ka mid ah labada gobol ee ka go’ay…
-
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye C/llahi…
-
Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusf Sheekh aadan (Qalinle)
-
Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa maanta howlgallo ka sameeyay degaano katirsan Gobolka Shabeellaha Hoose, iyaga oo Al-Shabaab kala wareegay deegaano u dhow Janaale oo hoostaga Magaalada Marka. Degaannada ay howlgalka…
-
WARARKA MAANTA
Imaaraadka Carabta oo markale deeq gargaar ah soo gaarsiiyay Muqdisho
by Warsan Radio February 21, 2022Dowladda isutagga Imaaraadka Carabta ayaa mar kale maanta diyaarad siday gargaar kala duwan waxaa ay ka soo dejisay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho. Wasaaradda gargaarka iyo Guddiga abaaraha…
-
dhageyso warka Galabnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo C/llahi Nuur Aadan (Jecelow)
-
WARARKA MAANTA
Guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka ee FEIT oo sheegay in la hakiyay kuuraas uu kamid yahay Hop#086
by Warsan Radio February 21, 2022Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal Muuse Geelle Yuusuf ayaa sheegay in howlaha doorashooyinka Golaha Shacabka intooda badan ay qabsoomeen, sidoo kalena inta hadda ka harsan ay si xowli ah ku…
-
Hoos ka dhageyso Warka Duhurnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Maxamed Iidow (Happy).

