
Hoos ;- Ka Dhageyso Barnaamijka Arimaha Caalamka ee idaacada Warsan waxaa idin soo jeedinaaya Wariye
Shukri Ismaaciil Axmed (Shukri Bidhaan)

Hoos ;- Ka Dhageyso Barnaamijka Arimaha Caalamka ee idaacada Warsan waxaa idin soo jeedinaaya Wariye
Shukri Ismaaciil Axmed (Shukri Bidhaan)
Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi iyo wefdi uu hoggaaminayo, ayaa saaka u ambabaxay dalka jamhuuriyadda Jabuuti. Safarka madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa muddo maalmo ah qaadan doona, waxana wehelinaya…
Guddiga Maamulka Doorashada Xildhibaanada Kuraasta labada Aqal ee Gobolada Waqooyi ee Somaliland ayaa wada qabashada doorashada Saddexda kursi ee ugu dambeeya 46 kursi Golaha Shacabka ku leeyihiin Gobolada Waqooyi. Kursiga…
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa la filayaa in uu booqasho ku tago Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari. Madaxweyne Deni ayaa xalay ku hoyday degmada Carmo ee…
Guddiga hirgelinta doorashooyinka Gobolada Waqooyi ee Somaliland ayaa Maanta Magaalada Muqdisho ku qabanaya kuraastii ugu dambeeysay ee Xildhibaannada Golaha Shacabka ee degaan doorashadoodu tahay Gobolada Waqooyi. Ilaa Saddex kursi ayaa…
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi ayaa sheegay in wax ka bedel lagu sameeyay heshiiskii dekedda Boosaaso ee DP World isla markaa na dekedda lagu wareejinayo shirkad cusub oo ay 25%…
Ciidamada Nabadsugida Soomaaliya Qeybta Galmudug ayaa howgallo qorsheysan oo Amniga lagu xaqiijinayo waxaa ay ka sameeyeen degaano kuyaalla Caasimadda dowlad Goboleedka Galmudug ee Magaalada Dhuusamareeb. Ciidamada oo watay Gaadiidka dagaalka…
Guddiga doorashooyinka heer dowlad Goboleed ee Hir-Shabeelle ayaa shaaciyay jadwalka doorashada 7 kursi oo ka mid ah kuraasta deegaan doorashada labaad oo ah magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan. Qoraal…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye C/llahi…
Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf SHeekh Aadan (Qalinle)
