Hoos ka dhageyso Warka Duhurnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheek Aadan (Qalinle)
February 2022
-
WARARKA MAANTA
Ruushka Oo La Shaaciyay Inuu Qorsheynayo Dhicida Dagaalkii Ugu Weynaa Ee Yurub
by Warsan Radio February 20, 2022Ra’iisul Wasaara Britain, Boris Johnson, ayaa sheegay inay hayaan caddeymo muujinaya in Ruushka uu qorsheynayo “dagaalkii ugu weynaa ee Yurub ka dhaca tan iyo 1945-tii.” Johnson oo waraysi siiyay BBC…
-
WARARKA MAANTA
Madaxweynihii Hore Ee Soomaaliya Oo Farriin Gaar Ah U Diray Hay’addaha Ammaanka
by Warsan Radio February 20, 2022Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna Guddoomiyaha Midowga Musharaxiinta Sheekh Shariif Sh Axmed ayaa ka hadlay qaraxii Is-miidaaminta ahaa ee shalay ka dhacay Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ee Maamulka…
-
WARARKA MAANTA
Jarmalka oo Soomaaliya ugu deeqay lacag wax looga qabanayo dadka Abaarta saameysey
by Warsan Radio February 20, 2022Dowladda Jarmalka ayaa ku caawineysa lacag dhan 20 milyan oo Yuuro, iyagga oo soo marsiinaya Qaramada Midoobay si loo yareeyo dhibaatada ka dhalatay abaarta ba’an ee ka jirta qaybo ka…
-
WARARKA MAANTA
Waddooyinka qaar ee Beledweyne oo maanta xiran & saameyn ka dhalatay
by Warsan Radio February 20, 2022Wadooyinka Waaweyn ee Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa saaka xiran xilli doorshada kuraastii ugu horeeysay ee Golaha Shacabku lagu qabanayo Beledweyne. Ciidamo farabadan oo katirsan kuwa dowladda Soomaaliya…
-
WARARKA MAANTA
Jubbaland oo shaacisay Jadwalka doorashada 5 Kursii oo ay qaban doonto
by Warsan Radio February 20, 2022Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka heer Dowlad Goboleed ee Jubbaland ayaa shaaciyey jadwalka qabashada doorashada 5 kursi oo kamid ah Kuraastii ka harsanaa 43-da kursi ee deegaan doorashadoodu tahay Jubbaland. Jubbaland oo…
-
WARARKA MAANTA
Madaxweynaha Puntland oo ka hadlay qarixii lagu dilay Nabaddoonada
by Warsan Radio February 20, 2022Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo ku hadlaya magaciisa iyo kan Goleyaasha Xukuumadda Iyo Shacabka Puntland, ayaa ka tacsiyeeyay geerida Alle Ha’unaxariistee Jiif Caaqil Yaasiin Cali Dhahar iyo Nabadoon Cabdi…
-
WARARKA MAANTA
Ciidanka DANAB oo fuliyay howlgal lagu dilay Xubno ka tirsan Al-Shabaab
by Warsan Radio February 20, 2022Ciidamada Ururka 5-aad Guutada 16-aad ee Kumaandooska DANAB ee xoogga dalka Soomaaliyeed iyo Ciidanka Nabadsugida dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa howlgallo qorsheysan ka fuliyay degaano ka mid ah Gobolka Jubbada Hoose.…
-
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye C/llahi…
-
WARARKA MAANTA
Rooble iyo Cali Guudlaawe oo war kasoo saaray qaraxii Beledweyne
by Warsan Radio February 19, 2022Ra,iisulwasaaraha Soomaaliya ayaa cambaareeyay qaraxii maanta ka dhacay magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan. “Waxaan cambaareynayaa qaraxii argagixisadu maanta ka geysteen Beledweyne oo ay waxyeello isugu jirta dhimasho iyo dhaawac…

