Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Bilaal Hilaal Sheikh Shuceeb
February 2022
-
WARARKA MAANTA
Magacyada Guddiga loo xil saaray cabashada beellaha Banaadiriga
by Warsan Radio February 19, 2022Ka dib markii uu kulan wadatashi ah la yeeshay Guddoomiyeyaasha Guddiyada Doorashooyinka Heer Federaal (FEIT) iyo Guddiga Doorashada Banaadiriga (SEIT), Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble waxa uu magacaabay…
-
Ugu yaraan 15 qof oo isugu jiro shacab iyo masuuliyiin heer degmo ah ayaa ku dhintay Qaraxii Ismiidaaminta ahaa ee maanta ka dhacay magaalada Beladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan. In…
-
WARARKA MAANTA
Rooble oo hakiyay doorashada beellaha Banaadiriga si loo xaliyo khilaafka ka taagan
by Warsan Radio February 19, 2022Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka jawaabay eedeyn ka timid beellaha Banaadiriga oo ku aadan doorashada Xildhibaanada golaha Shacabka. Rooble ayaa hakiyay doorashada kuraasta beellaha Banaadiriga inta laga…
-
Hoos ka dhageyso Warka Galabnimo ee Idaacada Warsan oo aqrineyso Shukri Ismaaciil Axmed (Bidhaan)
-
Hoos ka dhagesyo Warka Duhur ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan (Qalinle)
-
WARARKA MAANTA
WFP Oo Ballan Qaaday Inay Si Deg-Deg Ah Uga Jawaabeyso Codsi Uga Yimid ee Dowlad Gobaleedka Jubbaland
by Warsan Radio February 19, 2022Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo maareynta musiibooyinka Jubbaland Cabdiraxmaan Cabdi Axmed ayaa magaalada Muqdisho kula kulmay wakiilka hay’adda WFP ee Soomaaliya Elkhidir Daluum. Wasiirka iyo Elkhidir Daluum ayaa ka wada hadlay…
-
WARARKA MAANTA
Wasiir Jamaal Oo Walaac Darran Ka Muujiyay Ciidanka Sugaya Amniga Doorashada Boosaaso
by Warsan Radio February 19, 2022Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Xukuumadda Soomaaliya ee xilgaarsiinta Jamaal Maxamed Xasan ayaa sheegay in hannaanka loo marayo doorashada Boosaaso ay tahay hab khilaafsan habraacyadii lagu heshiiyay Doorashada. Wasiir Jamaal oo wareysi…
-
Hoos ;- Ka Dhageyso Barnaamijka Arimaha Caalamka ee idaacada Warsan waxaa idin soo jeedinaaya Wariye Maxamed Abdiraxman Abdulle (Maleela) Dhageyso;- Barnaamijka Arimaha Caalamka was last modified: February 19th, 2022 by…
-
WARARKA MAANTA
Somaliland oo sheegtay in ay guuleysatay iswicitaanka Shirkaddaha kala duwan ee isgaarsiinta
by Warsan Radio February 19, 2022Wasaaradda isgaarsiinta Somaliland ayaa sheegtay in ay guuleystay in la mideeyo shirkaddaha is gaarsiinta in ay is wici karaan si looga hortaggo dhibaatooyinka ay bulshado kala kulanto. shirkadaha isgaadhsiinta ee…

