Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye C/llahi Nuur Aadan (Jecelow) Dhageysi wanaagsan.
March 2022
-
WARARKA MAANTA
Wada xaajoodyo ganacsi oo ay si rasmi ah udaah fureen Soomaaliya iyo Itoobiya.
by Warsan Radio March 16, 2022Wasiiru dowlaha ganacsiga iyo isdhexgalka Bariga Afrika ee Itoobiya Mudane Denge Boru iyo Wasiirka Ganacsiga & Warshadaha ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Khaliif Cabdi Cumar ayaa maanta si rasmi ah…
-
WARARKA MAANTA
Haweenka Jubaland ayaa dalbaday in la ilaaliyo qoondada dumarka
by Warsan Radio March 16, 2022Kulan ay isugu yimaadeen qaar kamid ah haweenka jubaland oo lagu qabtay Magaalada Kismaayo ayaa waxaa looga hadlay xaqiijinta qoondadda haweenka iyagoo sidoo kalena ka codsaday Madaxda Dowlad Goboleedyada, odayasha…
-
Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan Tabiye, Wariye “Yuusuf Sheekh Aadan” (Qalinle)
-
WARARKA MAANTA
Xukun lagu riday Nin dil iyo dhac u geystay Muwaadin Soomaaliyeed
by Warsan Radio March 16, 2022Xafiiska Xeer ilaaliyaha dowladda Federaalka ee Mareykanka u fadhiya gobolka Minnesota ayaa Soddon (30) sanno oo xabsi ah ku xukumay nin dil iyo dhac u geystay Liibaan Baqarre. Oo kamid…
-
Hoos ka dhagesyo Warka Duhurnimo ee RAdio Warsan oo aqrinayo Maxamed Iidow Happy
-
WARARKA MAANTA
Guddiga doorashooyinka Puntland oo Guddoomiye kuxigeen doortay
by Warsan Radio March 16, 2022Kadib kulan ay Magaalada Garoowe ee Gobolka Nugaal ku yeesheen Guddiga Maamulka Doorashooyinka heer Dowlad Goboleed ee Puntland ayaa Maanta waxaa ay ku doorteen Guddoomiye kuxigeenka Guddigaas. Xubnaha Guddiga ayaa…
-
WARARKA MAANTA
Dhimasho & dhaawac ka dhashay Gaari lagu rasaaseeyay Gobolka Galgaduud
by Warsan Radio March 16, 2022Maleeshiyaad hubeysan ayaa wear jidgal ah waxaa ay ku qaadeen laba Gaari oo ay saarnaayeen dad Shacab ah xilli ay marayeen degaan u dhaxeeyo degaannada Dhabad iyo Qabalaha Furinta Foore…
-
Jaaliyadda Soomaalida ee magaalada Edmonton ee dalka Canada ayaa ka walaacsan dhallinyaro dhawaan lagu weeraray magaaladaasi, kuwaas oo mid kamid ah uu dhintay, halka kuwa kalena ay dhaawacyo soo gaareen.…
-
WARARKA MAANTA
Galmudug & KGS oo kasoo horjeestay Jadwalka ay soo saareen Guddiga doorashooyinka Heer Federaal
by Warsan Radio March 16, 2022Guddiga doorashooyinka heer federaal ayaa soo saaray jadwalka soo xareynta xildhibaanada la doortay ee baarlamaanka 11-aad, iyadoo la qorsheeyey in ugu dambeyn 14-04-2022, la qabto xafladda dhaarinta xildhibaanada labada Aqal…

