Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan (Qalinle)
March 2022
-
WARARKA MAANTA
Ra’iisul Wasaare Rooble Oo Kulan La Yeeshay Ergeyga Gaarka Shiinaha Ee Geeska Afrika
by Warsan Radio March 17, 2022Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa Maanta oo khamiis ah qaabbilay Ergayga gaarka ah ee dowladda Shiinaha u qaabbilsan geeska Afrika Xue Bing. Labada mas’uul…
-
WARARKA MAANTA
Wafdi Ka Socday Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal Oo Gaaray Magaalada Garoowe
by Warsan Radio March 17, 2022Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal ahna Caasimadda Maamulka Puntland ayaa waxaa Maanta gaaray wafdi ka socday Guddiga doorashooyinka heer Federaal, kuwaasi oo soo dhaweyn loogu sameeyay Garoonka diyaaradaha Magaalada.…
-
WARARKA MAANTA
Ciidamada Puntland Oo Howlgal Kula Wareegay Saldhigyo Ay Lahayeen Al-Shabaab
by Warsan Radio March 17, 2022Ciidamada Daraawiishta dowlad Goboleedka Puntland ayaa saacadihii dhaafay waxaa ay howlgalo qorsheysan oo ka dhan ahaa dagaalamayaasha Al-shabaab ka sameeyeen deegaano ka tirsan Buuraleyda silsiladda Golis ee Gobolka Bari ee…
-
Hoos ka dhageyso Warka duhur ee Idaacada Warsan Tabiye, Wariye “Mohamuud Cali Cabdullahi” (Gaabshaa)
-
WARARKA MAANTA
Mareykanka oo kordhiyey tirada madaxda Soomaalida ee uu xayiraadda kusoo rogey
by Warsan Radio March 17, 2022Wasaaradda arrimaha dibadda ee Mareykanka, ayaa sheegtay in iyadoo la amba qaadayo siyaasad ay ku dhawaaqdey 8-dii bishii Febraayo ee bishii hore, ay balaarisay liiska xayiraadda madaxda Soomaalida ee lagu…
-
WARARKA MAANTA
Saldhig ku yaala Shabeellaha Hoose oo lagu qaaday Weerar madaafiic ah
by Warsan Radio March 17, 2022 -
Duullaanka uu Ruushku qaaday dalka Ukrain waxa u dhamaaday saddex toddobaad, waxaana ciidamada Ruushku ay go’ddomin ku hayaan magaalooyinka waaweeyn oo caasimadda Kyiv ugu muhiimsan tahay. Ciidamada Ruushku waxay sidoo…
-
WARARKA MAANTA
Muwaadin Soomaaliyeed ayaa Walaalkiis ku dilay dalka Mareykanka
by Warsan Radio March 17, 2022Ciidamada Booliska magaalada Columbus ee gobolka Ohio ee dalka Mareykanka ayaa sheegay in Sakariya Hirad oo ah wiil Soomaali ah uu walaalkiis ka weyn oo lagu Magacaabi jiray Maamed Hirad…
-
WARARKA MAANTA
Musharrixiinta kuraas kamid ah Golaha Shacabka oo Maanta la diiwaangelinayo
by Warsan Radio March 17, 2022Guddiga hirgelinta doorashooyinka Puntland ayaa Maanta oo Khamiis ah Magaalada Garoowe diiwaangelin ugu sameeynaya musharrixiinta lix kamid ah kuraasta Golaha Shacabka oo degaan doorashadooodu tahay Puntland. Kuraasta oo doorashadooda la…

