Hoos Ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan tabiye Mohamed Abdirahmaan Maleele
March 2022
-
Hoos ka Dhageyso Warka Galabnimo ee Idaacada Warsan Tabiye, “Wariye Abdullahi Nuur Aadan” (Jeceloow)
-
Hoos ka dhageyso Warka duhur ee Idaacada Warsan Tabiye , Wariye ” Mohamuud Ali Aabdullahi” (Gaabshaa) Dhageyso:- Warka dhuhur ee Idaacada Warsan was last modified: March 10th, 2022 by Warsan…
-
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye C/llahi…
-
WARARKA MAANTA
Dhageyso:-Ku celiska Barnaamijka Beeraha oo looga hadlaayo Caafimaadka Cuntada iyo nafaqada
by Warsan Radio March 9, 2022Hoos ka dhageyso ku celiska Barnaamijka Beeraha oo looga hadlaayo Caafimaadka Cuntada iyo nafaqada waxaa soo saartey Hayada Qaramada Midoowe uqaabelsan Cunada iyo Beeraha ee FAO oo kaa shaneysa Idaacada…
-
WARARKA MAANTA
Sirdoonka Maraykanka oo ka digay arrin uu Putin ‘damacsan yahay
by Warsan Radio March 9, 2022Guuldarrooyinka militari ee Ruushka ee Ukraine, oo ay weheliso cunaqabatayn dhaqaale ee curyaamisay, ayaa waxay u badan tahay inay ku dhiirageliso madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin inuu dagaalka magaalada Kyiv u…
-
WARARKA MAANTA
Maamulka Hir-Shabeelle oo shaaciyay Jadwalka doorashada Saddex Kursi
by Warsan Radio March 9, 2022Guddiga Doorashada heer dowlad Goboleed ee maamulka Hirshabelle ayaa ku dhawaaqay in la fasaxay kuraastii hore loo hakiyay ee uu muranka ka taagnaa kadib markii xal laga gaaray. Guddiga ayaa…
-
WARARKA MAANTA
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida oo Maanta riday xukun dil ah
by Warsan Radio March 9, 2022Maxkamada darajada Koowaad ee Ciidamada qalabka sida qeybteeda 27aad ayaa Maanta waxaa ay xukun ku riday Askari ka tirsan Ciidanka dowlada ee ku sugan degmada Beled-Xaawo, kaas oo horay u…
-
Hoos ka dhageyso Warka Galabnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Mxamed C/raxmna Cabdulle (Maleele)
-
WARARKA MAANTA
Wararkii ugu dambeeyay Shirar gaar gaar ah oo ka socda Beledweyne
by Warsan Radio March 9, 2022Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka hiiraan gaar ahaan Xarunta Maamulka ee lamagalaay waxaa ka socda shirar gaar gaar ah oo u dhaxeeya madaxweynaha Hir-Shabeelle Cali Guudlaawe, kuxigeenkiisa Yuusuf Axmed Hagar…

