Hoos ka dhageyso Warka Duhurnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan (Qalinle)
March 2022
-
Dowladda Ruushka ayaa ka digeysa in uu xiri doonto dhuumaha gaaska ee ugu weyn Jarmalka haddii reer galbeedku ay mamnuucaan shidaalka Ruushka. Alexander Novak oo ah Ra’iisul wasaare ku xigeenka…
-
WARARKA MAANTA
QM oo dalbatay in haweenka Soomaaliyeed la siiyo saamigooda ay u qalmaan ee siyaasadda
by Warsan Radio March 8, 2022Munaasabadda Maalinta Caalamiga ah ee Haweenka, Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa ugu hambalyaynaysay haweenka Soomaaliyeed dadaalkooda hagar la’aanta ah iyo gacansiintooda baaxadda leh ee horumarinta nabadda, xasilloonida siyaasadeed iyo horumarka…
-
WARARKA MAANTA
Shir ka socda Garoonka diyaaradaha Garbahaareey, Gaadiid dagaal & Ciidamo lagu arkayo
by Warsan Radio March 8, 2022Xerada Ciidamo katirsan howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM ku leegihiin Garoonka diyaaradaha degmada Garbahaareey ayaa waxaa shir ku yeeshay Saraakiisha Ciidamada AMISOM, kuwa dowladda Soomaaliya & Maamulka degmada. Saraakiisha Ciidamada…
-
WARARKA MAANTA
Diiwaangelinta musharrixiinta kuraas ka mid ah Golaha Shacabka Soomaliya oo Ka Socotoo Magaalada Baydhabo
by Warsan Radio March 8, 2022Guddiga hirgelinta doorashooyinka heer dowlad Goboleed ee Maamulka Koonfur galbeed ayaà maanta magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay ku diiwaangelinaya musharrixiinta lix kamid ah kuraasta Golaha Shacabka. Guddiga ayaa 4-tii Bishaan…
-
WARARKA MAANTA
Jabuuti oo mas’uuliyiin u xir xirtay lacago ay musuq maasuqeen
by Warsan Radio March 8, 2022Xeer-ilaaliyaha guud ee Jabuuti ayaa sheegay in xisaab hubin la sameeyey lagu helay in lacag balaayin franc ah lagu lunsaday heshiis khiyaano ku dhisan oo dhex-maray saraakiil ka tirsan Wasaaradda…
-
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye C/llahi…
-
WARARKA MAANTA
Burcad Jabsatay Masaajid Ku Yaalla Magaalo Ka Tirsan Mareykanka Oo La Qabtay
by Warsan Radio March 7, 2022Ciidanka Booliska Magaalada St. Paul ee Gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka ayaa sheegay in ay gacanta ku hayaan oo ay xabsi u taxaabeen laba nin ee dhac u geystay masaajidka…
-
WARARKA MAANTA
Madaxweyne Axmed Madoobe Oo Dhul La Dhisayo Ku Wareejiyay Dowladda Federaalka
by Warsan Radio March 7, 2022Madaxweynaha dowlad Goboleedka Axmed Maxamed Ismaan Axmed Madoobe ayaa qaabilay wafdi uu hogaaminayey Agaasimaha Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya Cabdulqaadir Cilmi Cali iyo xubno kale oo ka tirsan Hay’adda. Masuuliyiintan…
-
WARARKA MAANTA
Khilaaf Xoogan Oo Soo Kala Dhex-Galay Madaxweynaha Hirshabeelle Iyo Ku-Xigeenkiisa
by Warsan Radio March 7, 2022Warar lagu kalsoonaan karo oo laga helayo Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe iyo ku-xigeenkiisa uu soo kala dhex-galay…

